Ahmed Omar Egaal

Ahmed Omar Egaal Kala soco wararka iyo waxa ku cusub somalida iyo caalamka isla markaana dhacaya goor walba iyo wakht

07/12/2024

Macruuf medical centre

Caafimadka qaar ayaan haysan ALXAMDULILAH Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 ha...
17/02/2023

Caafimadka qaar ayaan haysan
ALXAMDULILAH

Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 hadii aan nolol Ku garo waxan kugu dhaariyaay Allaah xanuunada keena dadkana ka.cafiya waxan fariinteyda kaga dhigay mid qoortaada gashan oo aamaano Kugu ah sacadan eey ku soo gaartay laga bilabo ila Qiyamaha ka dhaco markad furto fariintan ilaah baan kugu dharshaye sii faafi waxaan jooga wadanka india waxa lega helay cudurka dilaga ah EE cansarka😭.

Daawo kasta wa isticmalay an ka aheen dawada ducadinaa oon manta soo doontay xaaladada alleh ha hagajiiyo towxiidkana allah ha kugu dilo janadana booskaga allaah hakaga dhigo mantaa hadad ducadiina iigu kala harin wana soo shegi doonaa hadba heerku uu igu gaaro xanuunkan ihayo Haadan dhintana cafis iyo masamax iyo naxariis raabi ISO weeydiya dhamaantina allaah ha idin jeclaado hadaad naxriis ledahay si walalaha Muslimiinta ah igu duceyaan sii faafi fariinteyda wall aduunka wax Les kuya hay isoo duceey 😭😭fariinteyda sii🙏 faafi wall Allaah kaa dhigo kaan✍️ codsigeyga gudbiya

20/12/2022

“Ninka fiican waxaa lagu gartaa inuu xaaskiisa meel kasto u wato. Waa inaad sida boorso oo kale ka dhigataa oo meel kasto u wadataa”

"Xaaskaada Boorso ka dhigo. Hadaad meel aadeyso haku raacdo, hadaa cunto cuneyso hakula cunto. Hadaad wax fiirsaneyso hakula fiirsato”

“Xittaa Hadaad Gym aadeyso haku raacdo. Meelkasto oo aad aadey waa inaad wadataa" ..Sheekh Abuu Dalxa.

19/12/2022
14/09/2022

Welcome very one interest our page Omar Egaal

--Janaasadii ugu dadka badneyd taariikhda--Dalka baakistaan haweeney  Nebiga aflagaadeysay  ayey dowladdu ku xukuntay xa...
17/08/2022

--Janaasadii ugu dadka badneyd taariikhda--

Dalka baakistaan haweeney Nebiga aflagaadeysay ayey dowladdu ku xukuntay xabsi.

Wasiir kamid ah xukuumadda baakistaan ayaa damcay inuu difaaco haweeneyda Nebiga af-lagaadeysay isagoo isku dayaya inuu beddelo Xeerka sheegaya In ay dambi tahay Af-lagaadeynta Nebiga (SCW) qofkii ku kacana uu xabsi muteysan doono.

Arintii waxaa u dul-qaadan waayey Waardiyaha (Ilaaliyaha) khaaska ah ee wasiirka, Waardiyihii ayaa meeshii ku dilay Wasiirka kadib markuu 20 xabadood ku dhuftay.

Dowladda ayaa ilaaliyihii xabsiga u taxaabtay waxaana lagu xukumay dil tooshasho ah, kadibna xukunka ayaa lagu fuliyey.

Shacabka reer baakistaan ayaa isugu soo baxay si ay uga qeyb galaan janaasada halyeygaas Nebiga (NNKH) naftiisa u huray.

Waxaa janaasada ja qeyb galay 5 malyan oo qof oo ay ku jiraan cutubyo katirsan Milateriga iyo booliiska.

W/Q: Mustaf Awil Hassan

31/07/2022
15/06/2022
12/06/2022

Kuwan ayaaba jacayl jilaya 🤣🤣🤣🤣

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Omar Egaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ahmed Omar Egaal:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram