Somali medical laboratory

Somali medical laboratory SOMALI-LAbORATORY-TECHNICIAN

Process of coagulation
13/10/2022

Process of coagulation

Todobaadyadii Udanbeeyay somaliland waxa lagu arkay xumad badan oo saa’id ah waana calaamadaha lagu garto xanuunka Dangu...
11/09/2022

Todobaadyadii Udanbeeyay somaliland waxa lagu arkay xumad badan oo saa’id ah waana calaamadaha lagu garto xanuunka Dangua fever ka kaas oo ay gudbiso kaneecada loo yaqaano (Aedes species mosquito) sido kale waana kaneecada keenta kuduudiyahay (chinkungunya virus)

Calaamadaha lagu garto:
1) muruq xanuun
2) matag
3) jilbo xanuun
4) xumad daran
5) Daal badan

Hadaba si aadan dadka kale ugaadhsin same talaabooyinka soo socda
1. Guriga joog
2. Biyo iyo sharaab badan cab

Hadaba Waxaad iska ilaalisaa inaad qaadato Labadan dawo
a) aspirin
b) ibuprofen

Dengue fever Waa cudur uu gudbiyo jeermiska ilma-maqabatiga ah ee Dangue viruses

FG: ka dheeraada meelaha biyo fadhiisiga ah sababtoo ah kaneecada lagama waayo meelahaas oo kale
Kaneecaduna Waa cayanaanka kaliya ee gudbiya Dangue fever ka
Caruurtana ka ilaaliya meelahas oo kale sababtoo ah aad ayay ugu nugul yihiin cudurada ay kaneecadu gudbiso

Stool examination with normal saline 15 age male Identify this?
10/09/2022

Stool examination with normal saline
15 age male
Identify this?

09/09/2022
Name this stain
09/09/2022

Name this stain

11/08/2022

Write down types of urine analysis

06/08/2022

CRP test is used for
1) inflammation
2) sugar test
3) infection
4) 1&3

Name this parasite
01/08/2022

Name this parasite

Major Cross-matched:Donor’s RBC+serum’s patients
21/07/2022

Major Cross-matched:Donor’s RBC+serum’s patients

Composition of semen
20/07/2022

Composition of semen

Hematopoiesis
19/07/2022

Hematopoiesis

17/07/2022

Ichroma mechine

Address

Street Four
Hargeisa

Telephone

+252636785160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali medical laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali medical laboratory:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram