Dr Mahamed Ellabad

Dr Mahamed Ellabad waa dhakhtar ku takhakhusey xanuunada ku dhaca madaxa, laf dhabarta iyo waliba qaliimadooda

Dr Maxamed Ellabad Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 20 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, mask...
24/01/2023

Dr Maxamed Ellabad
Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 20 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, maskaxda, lafdhabarta iyo waliba qaliimadooda
Waxa uu mudo badan ka shaqeeyey dalal badan oo Africa ah iyo waliba America hadaba maanta waxa uu kuu jooga dalkaaga hooyo gear ahaan Hargeisa Somaliland iyo waliba haldoor hospital.

Dr Maxamed Ellabad Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 10 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, mask...
23/01/2023

Dr Maxamed Ellabad
Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 10 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, maskaxda, lafdhabarta iyo waliba qaliimadooda

18/01/2023

Sanad walba waxa kordha dadka uu ku dhaco xanuunka (strock) ama faaliga ku dhaca maskaxda kaso aad khatar u ah waayo qof...
14/01/2023

Sanad walba waxa kordha dadka uu ku dhaco xanuunka (strock) ama faaliga ku dhaca maskaxda kaso aad khatar u ah waayo qofka markiiba lama geeyo goob caafimad si looga hortago wax yeeladiisa
1- wajiga -faceKa dalbo bukaanka inuu qoslo ama (smile) sameeyo Hadaanu karayn inuu labada dhinacba ka qoslo taasi waxay ku cadaynasa inuu ku dhacey faalig dhinac ah
2- gacmaha - timeka dalbo bukaanka inuu gacmihiisa kor u qaado
3- hadalka
Haduu ka cabanayo inuu hadalku ku adagyahay waxa laga yaabo inuu erayada qaar odhan karin markaad ka dalbato inuu ku celceliyo
4- wakhtiga -Time
Marka ay ku so waajahan dhibaatoyin aanad haysan wakhti kugu filan isku dey sacadaha ugu horeeya aad caawiso bukaanka.

Dr Maxamed Ellabad
Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 10 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, maskaxda, lafdhabarta iyo waliba qaliimadooda
Waxa uu mudo badan ka shaqeeyey dalal badan oo Africa ah iyo waliba America hadaba maanta waxa uu kuu jooga dalkaaga hooyo gear ahaan Hargeisa Somaliland iyo waliba haldoor hospital.

Mudooyinkan danbe waxa so badanaaya dad badan oo ka cabanaya  dhabar xanuunka.In ka mida dadka ka cabanaya dhabar xanuun...
11/01/2023

Mudooyinkan danbe waxa so badanaaya dad badan oo ka cabanaya dhabar xanuunka.
In ka mida dadka ka cabanaya dhabar xanuunka waxay leeyihiin in lafta dhabarku ay hoos u qoloocsanto kaaso cadaadis ku haya neerfaha ku hareeraysan taaso ku keenta bukaanka inuu lugaha xanuun badan ka dareemo, bukan ka qaarna waxay yeeshan inuu yaraado ama dhuubto neerfaha daloolkodu taaso ku sababta inuu Socon kari waayo ama uu dareemo xanuun marka uu dhaqaajiyo lugihiisa.

Markay xaalada bukaanku gaadho xiligaas dawooyinka waxba uma taraan ee wuxuu u baahanyahay qaliin degdeg ah
1- da'a walba way gali karta qaliinka
2- xanuunku wuxuu baaba'a isla marka qaliinka uu bukaanka ka soo baxo
3- dhaqdhaqaaqii keeney xanuunku hada ma jiro amaba wuu ka bogsadey isaguu bukaanku markiiba soconaaya
3- mudo kooban Bay ku qaadaneysa bukaanka inuu ka soo kabto qaliinka

DR MAXAMED ELLABAD
Oo idiin fadhiya HALDOOR HOSPITAL

Sanad walba waxa kordha dadka uu ku dhaco xanuunka (stroke) ama faaliga ku dhaca maskaxda kaso aad khatar u ah waayo qof...
10/01/2023

Sanad walba waxa kordha dadka uu ku dhaco xanuunka (stroke) ama faaliga ku dhaca maskaxda kaso aad khatar u ah waayo qofka markiiba lama geeyo goob caafimad si looga hortago wax yeeladiisa
1- wajiga -faceKa dalbo bukaanka inuu qoslo ama (smile) sameeyo Hadaanu karayn inuu labada dhinacba ka qoslo taasi waxay ku cadaynasa inuu ku dhacey faalig dhinac ah
2- gacmaha - timeka dalbo bukaanka inuu gacmihiisa kor u qaado
3- hadalka
Haduu ka cabanayo inuu hadalku ku adagyahay waxa laga yaabo inuu erayada qaar odhan karin markaad ka dalbato inuu ku celceliyo
4- wakhtiga -Time
Marka ay ku so waajahan dhibaatoyin aanad haysan wakhti kugu filan isku dey sacadaha ugu horeeya aad caawiso bukaanka.

Dr Maxamed Ellabad
Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 10 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, maskaxda, lafdhabarta iyo waliba qaliimadooda
Waxa uu mudo badan ka shaqeeyey dalal badan oo Africa ah iyo waliba America hadaba maanta waxa uu kuu jooga dalkaaga hooyo gear ahaan Hargeisa Somaliland iyo waliba haldoor hospital.

Ma ka cabaneysa dhabar xanuun ?Hadey jawaabtadu tahay Haa waxaan kugu war galineynaa in dhakhtar ku takhasusey xanuunada...
07/01/2023

Ma ka cabaneysa dhabar xanuun ?
Hadey jawaabtadu tahay Haa waxaan kugu war galineynaa in dhakhtar ku takhasusey xanuunada ku dhaca laf dhabarta, madaxa iyo waliba qaliimadooda uu kuugu diyaar yahay Haldoor Hospital
Dr mahamed Ellabad

Qaliin kani waa (cervical fracture) ama lafta qoorta inuu qofku ka jabo tasi oo loo tagi jirey dalal fog oo wakhti iyo m...
06/01/2023

Qaliin kani waa (cervical fracture) ama lafta qoorta inuu qofku ka jabo tasi oo loo tagi jirey dalal fog oo wakhti iyo maal badanba ku bixi jirey maanta dalkaaga hooyo ayaa laguu keeney khubaro aqoon dheeriya u leh fadlan ha moogaanina .
Dr Maxamed Ellabad
Waa barofoser ku takhasusey kana so shaqeeyey mudo ka badan 10 sano xanuunada ku dhaca neerfaha, maskaxda, lafdhabarta iyo waliba qaliimadooda
Waxa uu mudo badan ka shaqeeyey dalal badan oo Africa ah iyo waliba America hadaba maanta waxa uu kuu jooga dalkaaga hooyo gear ahaan Hargeisa Somaliland iyo waliba haldoor hospital.

Address

Haldoor Hospital
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mahamed Ellabad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram