Hayat Diagnostic and Imaging Center

Hayat Diagnostic and Imaging Center Experience precise diagnostics—schedule your appointment today!

Hayat Diagnostic and Imaging Center offers advanced imaging with top technology, including Digital Radiography, DR Fluoroscopy, a 128-slice CT scanner, and a 1.5 T MRI.

جمعة مبارك
19/09/2025

جمعة مبارك

Magnetic resonance cholangiopancreatography  oo loo soo gaabiyo ( MRCP) waa hab lagu sawiro xamaytida, beerka, ganaca, i...
14/09/2025

Magnetic resonance cholangiopancreatography oo loo soo gaabiyo ( MRCP) waa hab lagu sawiro xamaytida, beerka, ganaca, iyo waliba tuunboyinka dheecanka baylka la yidhaa qaada iyadoo la adeegsanayo mishiinka MRI-ga la yidhaaho. Habkani waa hab bilaa waxyeelo ah ( noninvasive), oo aan wax dhibaato ah la gaadhsinaynin jidhka marka loo barbardhigo habka kaliya ee kale ee lagu sawiri karo xubnaha aynu kor kuso sheegnay oo wada socda. Habkaas oo loo yaqaano ERCP oo ka halis badan MRCP-ga.
Waxyaabaha habkani sida gaarka ah uu u muujiyo waxaa ka mid ah:
➢ Dhagaxaanta ku dhaadhaca tuunboyinka beerka iyo xamaytida ee qaada dheecanka baylka.
➢ Dhuunta tuunbooyinkasi oo yaraata (stricture)
➢ Fiixaha ka so baxa tuunboyinkasi iyo noocyada kansarada ah ee ku dhaca.
➢ Caabuqyada ( inflammations ) kala duwan ee ku dhaca beerka, xamaydtida, ganaca iyo tuunbooyinkisa.
➢ Kansarada ku dhaca ganaca iyo tuunboyinkisa.

Jimco wanaagsanHighlight
12/09/2025

Jimco wanaagsan
Highlight

Xarunta Baadhista Casriga ah ee Hayat Diagnostic waxa aad ka helaysaa MRI casriga ah ee Tesla 1.5 Kaas oo ah Midka ugu C...
12/09/2025

Xarunta Baadhista Casriga ah ee Hayat Diagnostic waxa aad ka helaysaa MRI casriga ah ee Tesla 1.5 Kaas oo ah Midka ugu Casrisan Ee yaala Gayigeena.

MRI 1•5 Tesla super conductor waxa uu awod u leyay in u sawiro MRV, MRA, chest MRI/ abdomen MRI, pelvic mri oo aanay awoodi karin Kawa ka yar 1•5 ama dhamaan Dalka kuwa yaaala, Hayaat ku dooro Adeeg la hubo iyo qalab Casri ah.
Highlight

Hysterosalpingography waa qaab loo sawiro gudaha ilma-galeenka dumarka iyo tuunboyinka xidhiidhiya ilma-galeenka iyo ugx...
10/09/2025

Hysterosalpingography waa qaab loo sawiro gudaha ilma-galeenka dumarka iyo tuunboyinka xidhiidhiya ilma-galeenka iyo ugxan-sidayaasha iyado la isticmaalayo X-ray. Waxa sida qaalibka ah lagu eega in tuunboyinku ay xidhan yihin ama cidhiidhi yihiin. Waxa sidoo kale lagu eega in makaanku xajmi ahaan iyo qaab ahaanba caafimad qabo.
Xanuunada lagu hubiyo wax aka mid ah dhalma la’anta, dhiciska soo noqnoqda iyo dhaawacyada so gaadha makaanka gudihisa.

Jumca wanaagsan
05/09/2025

Jumca wanaagsan

Multiphase abdominal CT scan oo sidoo kale loo yaqaan triphasic abdominal CT scan waa hab khaas ah oo loogu talay in si ...
04/09/2025

Multiphase abdominal CT scan oo sidoo kale loo yaqaan triphasic abdominal CT scan waa hab khaas ah oo loogu talay in si xeel dheer loogu eego xubnaha uur ku jirta khaasatana beerka, iyado la isticmaalayo maado muujiye ah ( contrast).
Waxyaabaha sida gaarka loogu eego wax ka mid ah
• Fiixaha beerka ka soo baxa amaba kaga yimaada meelo kale ( kansarada ) oo noocyadoda uu kala saaro
• Xinjiraha ku fadhiista xidada dhiiga aroorayaasha.
• caabuqyada kala duwan ee xubnaha uurkujirta.
• Iyo xanuunada kala duwan ee soo gaadha midhiqirada, kalyaha, xamaytida , kaadi haysta iyo qanjidhada uurku jirta.

𝐁𝐢𝐲𝐮𝐡𝐮 waxay muhiim u yihiin Nolosha waxay ka qayb qaataan caafimaadka jirka.
29/08/2025

𝐁𝐢𝐲𝐮𝐡𝐮 waxay muhiim u yihiin Nolosha waxay ka qayb qaataan caafimaadka jirka.

جمعتكم ـــــــــــ طيبة انار الله جمعتكم بنور الإيمان وطابت أرواحكم بشفاعة الرحمنطبتم أينما كنتمجمعة طيبة  معطرة بذكر ال...
22/08/2025

جمعتكم ـــــــــــ طيبة
انار الله جمعتكم بنور الإيمان وطابت أرواحكم بشفاعة الرحمن
طبتم أينما كنتم
جمعة طيبة معطرة بذكر الله
سبحان الذي لا تسكن النفوس إلا بحبه ولا تطمئن القلوب إلابذكره

Hayat Diagnostics and Imaging Center ugu kaalay marwalba adeeg baadhitaan caafimaad oo tayadeedu sareyso iskuna halayn k...
12/08/2025

Hayat Diagnostics and Imaging Center ugu kaalay marwalba adeeg baadhitaan caafimaad oo tayadeedu sareyso iskuna halayn karto.

ku xidhnow HDIC

Address

Ex-National Cinema Street, 26June District.
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayat Diagnostic and Imaging Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hayat Diagnostic and Imaging Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram