Xirsi ibnu abdi

Xirsi ibnu abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xirsi ibnu abdi, AIDS Resource Center, Xirsi ibnu abdi, Hargeisa.

suldaanka guud ee warabto ee akisho suldaan khadar Ahmedahir shekh cabdi guul iyo gobanimo
20/11/2025

suldaanka guud ee warabto ee akisho suldaan khadar Ahmedahir shekh cabdi guul iyo gobanimo

Telefishanka Maraykanka ee CNN, ayaa soo bandhigay   horumarja Jamhuuriyadda Somaliland  ee dhinaca  dawladnimadda, xasi...
17/11/2025

Telefishanka Maraykanka ee CNN, ayaa soo bandhigay horumarja Jamhuuriyadda Somaliland ee dhinaca dawladnimadda, xasiloonida iyo inay tahay goobta keliya ee xasiloon ee dalxiiseyaashu u safri karaan.

Warbixinta Telefishanka CNN, oo ay soo xigatay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, waxa ay isbarbar dhig ku samaysay nidaamka dawladnimo iyo xasiloonida Somaliland iyo Soomaaliya, waxaannu Telefishanku faahfaahiyay xasilooni darrada hadhaysay Soomaaliya tan iyo 1991kii, sida ay u tarmeen argagixisada, budhcad baddeeda iyo qalalaasaha kala duwan ee afduubyadu ka mid yihiin oo si joogto ah ugu sii xoogaysanaya.

Telefishanka CNN, wuxuu ka warramay nabadgelyada, dawladnimada dimuqraadiga ah ee madaxda dalka lagu soo doorto doorashooyinka xorta ah, inay Somaliland leedahay ciidammada amnaanka iyo lacag u gaar ah. Waxaanay warbixintu xustay in Somaliland ay tahay martida iyo dalxiiseyaasha u soo bandhigto waayo-aragnimo guud ahaan ka duwan jaarkeeda.

Deeqa Xasan Cabdi, oo ka mid ah haweenka ugu horreeyay ee hormuudka ka ah dalxiiska Somaliland, ayaa sheegtay in dadka badankoodu faham khaldan ka haystaan Somaliland oo mararka qaarkood lagu khaldo Soomaaliya.

Deeqa Xasan waxa ay intaas ku dartay in dalkeedu yahay meel nabdoon oo aad uga duwan Soomaaliya, isla markaana dalxiisku uu yahay jidka ugu fudud ee lagu kala saari karo labadan dal.

Waxa ay xustay in ay doonayso in Somaliland hesho aqoonsi caalami ah, isla markaana rumaysan tahay in dalxiisku door muuqda ka qaadan karo in Somaliland lagu arko khariidadda caalamka.

Deeqa Xasan waxay sheegtay in Somaliland ay leedahay meelo aad u soo jiidasho badan, sida farshaxanka dhagaxa ee taariikhiga ah, dhaqanka reer guuraaga iyo xeebaha dabiiciga ah. Meesha ay ugu jeceshahay in ay dalxiisayaasha geyso waa suuqa dhexe ee Hargeysa, halkaas oo ay ku baro dadka, sida u soo dhaweynayaan martida iyo nabadgelyada ka tisqaaday magaalada Hargeysa oo aan ganacsigu u baahnayn ilaalo.

Dylan Harris, oo ah aasaasaha shirkad

30/09/2025
25/09/2025

kusaliya rasuulka walalayal scw scw scw scw scw scw scw scw scw fadliga jimcaha

Ahmed shide waa ninka beesha Akisho xaqeedii cidkale siiyay waa ninka kufadhiya xaqa beesha waligii umuu hadal Akisho ni...
29/07/2025

Ahmed shide waa ninka beesha Akisho xaqeedii cidkale siiyay waa ninka kufadhiya xaqa beesha waligii umuu hadal Akisho ninkaa hadaladii h**e ee ahaa Maha beesha wax baa kajira ninka dagmada caleen iyo shiilaabo udoodayay ee hadana aroortii kadayn baysay lagu cayay Ahmed shide hadhaco waa cadawe makasaan sheeganaa tolkayow maha reerka ninkani halagubiyo bal ila akhriya qoraalka hoose

29/07/2025

Cagjar wuu cadaystay cadawtunimada akisho dhammaan beelah driba

Address

Xirsi Ibnu Abdi
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xirsi ibnu abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram