Dr Mataan

Dr Mataan Doctor

Sannadkii 2025, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadku waxay gaadhay guulo waaweyn oo la taaban karo, kuwaas oo si muuqata u...
24/01/2026

Sannadkii 2025, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadku waxay gaadhay guulo waaweyn oo la taaban karo, kuwaas oo si muuqata u horumariyey daryeelka caafimaadka bulshada. Caruur laba million gaadhaya ayaa helay adeegyo caafimaad oo kala duwan, gaar ahaan tallaalladii ay u baahnaayeen. In aan qayb ka ahaado dadaalladaas qiimaha lehna waxay ii ahayd sharaf iyo farxad weyn

Kormeer lagu tagay Degmada Madheera si loogu kuurgalo xaaladda guud iyo heerka adeeg-bixinta xukuumadda, loona sameeyo q...
22/01/2026

Kormeer lagu tagay Degmada Madheera si loogu kuurgalo xaaladda guud iyo heerka adeeg-bixinta xukuumadda, loona sameeyo qiimeyn dhab ah. Kormeerkan waxaa qayb ka ahaa Maareeyaha Dekedaha Somaliland, waxaana hoggaaminayay Badhasaabka Gobolka Saaxil

21/01/2026

Kormeerkii madaxda Gobolka Saaxil ee Deegaanada Degmada Madheera kaas oo uu magu hogaaminayey Bodhasaabka Gobolka Saaxil.

Jimce wanaagsan.
16/01/2026

Jimce wanaagsan.

09/01/2026

casuumad sharafleh iyo sheeko xiiso leh.

09/01/2026
Subax wanaagsan saaxiibyaal, gobolkiina waa nabad iyo caafimaad qabaa
07/01/2026

Subax wanaagsan saaxiibyaal, gobolkiina waa nabad iyo caafimaad qabaa

04/01/2026

Kani waa qaabka ugu wanaagsan ee aanu ugu diyaar garownay adeega caafimaadka xiliga tartarka somaliland champions ka ee Berbera.

Ka wasaaradda caafimaad ahaan si heer sare ah ayaanu ugu diyaar garownay howsha caafimaadka xiliga ciyaaruhu socdaan.

01/01/2026

Isuduwaha ciyaaraha, xoghaya xidhiidh coyaaraha iyo Aniga iyo Madaxa caafimaadka aasaasiga ah Yaxye Qasim, iyo Udiyaar garow ciyaaraha tartanka Champion ka Somaliland ee ka bilaabmaya saacadaha soo socda Berbera/ Garoon Cabdalle.

28/12/2025

Wasaaradda Caafimaadka iyo u diyaar garowga ciyaaraha sanadkan 2026 ee Berbera

28/12/2025

Wasaaradda Horumarin Caafimaad ka Gobolka Saaxil iyo Cisbitalka Guud ee Berbera.

Asc dhammaan shaqaalaha muwaadiniin JSL๐ŸŒŸSalaan ka dib, waxaan idin hambalyeynayaa qalbi furan iyo farxad buuxda. ๐Ÿ’–Walaal...
26/12/2025

Asc dhammaan shaqaalaha muwaadiniin JSL๐ŸŒŸ
Salaan ka dib, waxaan idin hambalyeynayaa qalbi furan iyo farxad buuxda. ๐Ÿ’–
Walaalayaal, Ilaahay ha inooga dhigo guul iyo khayr mustaqbalka dalkeenna, hana waafajiyo walaalnimo iyo wadajir horseeda horumar iyo midnimo waarta. ๐Ÿ™โœจ

๐ŸŽ‰ Hambalyo dhammaantiin! ๐Ÿ’๐ŸŽŠ

Address

Rd No. Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252634000000

Website

http://www.drmataan.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mataan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Mataan:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category