Elmi Pharmacy

Elmi Pharmacy dawo iyo daryeel

📢 Job Vacancy Announcement – Elmi PharmacyElmi Pharmacy is pleased to announce an exciting career opportunity in our Lab...
23/09/2025

📢 Job Vacancy Announcement – Elmi Pharmacy

Elmi Pharmacy is pleased to announce an exciting career opportunity in our Laboratory Department. We are seeking qualified and dedicated professionals to join our team.

Position: Laboratory Technician
Location: Elmi Pharmacy
Employment Type: Full-time

Requirements:

Diploma or Bachelor’s degree in Medical Laboratory Science or related field

Strong technical and analytical skills

Good communication and teamwork abilities

Commitment to high professional and ethical standards

Responsibilities:

Conduct laboratory tests and procedures accurately

Ensure quality control and proper documentation

Maintain safety and cleanliness in the laboratory

Collaborate with healthcare professionals to support patient care

How to Apply:
Interested candidates are invited to submit their CV and relevant documents to what's up 063-4828611.
Deadline October 2025

Join us and be part of a team dedicated to excellence in healthcare service.

Elmi Pharmacy – Caring for Your Health

Fursad shaqo oo ka banaan cilmi pharmacy. Shuruudaha laga  rabo.1. In uu haysto diploma ama degree gaar ahaan laboratory...
18/09/2023

Fursad shaqo oo ka banaan cilmi pharmacy.

Shuruudaha laga rabo.

1. In uu haysto diploma ama degree gaar ahaan laboratory, Nursing ama pharmacology mid uun.
2 in uu khibrad shaqo oo ku filan leeyahay.
3. Shaqadu waa labada gelin.
4. In uu hargeisa degan yahay.
5. In uu si fiican ula macaamili karo dadka.

Fadlan codsigaaga ku soo dir WhatsApp 0634828611.

09/09/2022
fiiro gaar ah.daawooyinkan waa dawooyin la hubiyay tayadooda.marka aad iibsanayso raac talooyinka lagu siinayo.what's up...
13/08/2022

fiiro gaar ah.

daawooyinkan waa dawooyin la hubiyay tayadooda.
marka aad iibsanayso raac talooyinka lagu siinayo.

what's up: 063-4828611

Maxaa keena in miisan ka qof ku hooseeyo?Ma keenaysa khatar caafimaad hadii miisankaygu hooseeyo?Sidee u kor ugu qaadi k...
09/08/2022

Maxaa keena in miisan ka qof ku hooseeyo?
Ma keenaysa khatar caafimaad hadii miisankaygu hooseeyo?
Sidee u kor ugu qaadi karaa miisan kayga ?

Dhalin yaro badan ayay su”aalahani jawaabahooda in badan raadinay kana warwarsan miisaan kooda oo hooseeya , taas oo ku kelifta in dariiqooyin khaldan ay isku dayaan in ay ku kobciyaan miisaan kooda , taas oo dhaxal siisa dhibaatooyin caafimad sida :-
• In jidhkoodu aanu ku korin si dheeli tiran gaar ahaan kuwa isticmaala kiniinada xasaasiyada .
• Qofka oo ka cayilaya wejiga ama caloosha
• Maqaarka oo xoog u dildilaacaya .
•
AKHRISTE haynu u soo noqono jawaabaha su”aalaha kor ku xusan.
Maxaa keena in miisan ka qof ku hooseeyo?
1. Xanuuno dhanka cuntada , qofka oo gooryaan leh , macaanka , qofka oo shaqada jidhkiisu sarayso , khalkhal ku yimaada hoormoonada , qofka oon haysan cunto ku filan.
Ma keenaysa khatar caafimaad hadii miisankaygu hooseeyo?

2. Caruurta waxa ku keenaysaa in koriinkoodu hoos u dhaca , difaaca jidhka oo hooseeya iyo qofka oo murqihiisu h**e u dhamaadaan.
Sidee u kor ugu qaadi karaa miisan kayga ?
3. Qoka oo isticmaala cuntooyinka protein ka leh , duxda leh , tamarta leh lana isticmaala sharoobooyinka kor u qaada apetite ka ee dhakhtaradu kula taliyaan.
FIIRO – GAAR AH
HADAY MUSHKILADANI KU HAYSATO SOO RAAC WHATS UP KA 063-4828611
Share iyo like ta nagu taageer si dad badan ay fariintan u gaadho

Mahad sanidiin dhamaantiin

ELMI PHARMACY waxa uu bixinayaa 3 months oo ah practical ka cilmiga daawada .Shuruudaha. Diploma of nursing, pharmacolog...
19/12/2021

ELMI PHARMACY waxa uu bixinayaa 3 months oo ah practical ka cilmiga daawada .
Shuruudaha.
Diploma of nursing, pharmacology.
Ama warqad cadayn ah in uu waxbarashada hada wado.
Waa in uu hargeisa deganyahay ardaygu

Nagala soo xidhiidh what's up 0634828611

Shaqo pharmacy gaar ahaan jigjiga yar.Shuruudaha laga rabo.Ugu yaraan aqoon caafimaad oo ka badan hal sano.In ay da'diis...
06/08/2021

Shaqo pharmacy gaar ahaan jigjiga yar.
Shuruudaha laga rabo.
Ugu yaraan aqoon caafimaad oo ka badan hal sano.
In ay da'diisu ka weyntahay Hal sano.
Shaqadu waa labada gelin.
H**e u soo shaqeeyay ama training soo qaatay.
Si Fiican uu u yaqaano basic skills.
Goobtu waa jigjiga yar Hargeisa Somaliland.
Fadlan codsigaaga ku soo dir what's number 0634828611 inta u dhaxaysa 6 ilaa 8 August 2021

Elmi pharmacy goljano waxa uu kuu soo kordhiyay talaalka joonis cad iyadoo shaybaadhka bilaash lagaaga dhigayo , fadlan ...
04/03/2021

Elmi pharmacy goljano waxa uu kuu soo kordhiyay talaalka joonis cad iyadoo shaybaadhka bilaash lagaaga dhigayo , fadlan la xidhiidh 0634828611 si aad macluumaad u heshid

17/01/2021

Soo booqo Elmi Pharmacy goljano si aad u ogaatid nooca dhiigaaga
What'sup:0634828611

Cilmi pharmacy waxa uu ugu bushaaraynayaa dhamaan dadweyaha ku dhaqan caasimada Hargeisa in uu bixinayo shaybaadho bilaa...
19/11/2020

Cilmi pharmacy waxa uu ugu bushaaraynayaa dhamaan dadweyaha ku dhaqan caasimada Hargeisa in uu bixinayo shaybaadho bilaasha maalinta jimcaha.
Tilmaan waxa uu ku yaallaa xaafada goljano ama la xidhiidh telefoonada 063-4828611 / 0659828611

Address

Wadada Mujaahid Bidhiidh
Hargeisa

Telephone

+252634828611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elmi Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram