Hiraal Clinic

Hiraal Clinic Waxaanu u Taagannahay in Agagaarkaaga aad ka Hesho Daryeel Heer Caalami ah. Gargaarka Degdegga ah 24/7 - Takhasus Lafaha - Neerfaha - Uur Kujirta.

Pharmacy Casri Ah | Sawir Digital X-ray | Shaybaadh | Jimicsi Caafimaad Physiotherapy | Miisaan Dhimis

🩺 Ma u baahan tahay Ultrasound degdeg ah?Hadda uma baahnid inaad maalmo badan sugto Waxaa la helaa Malin kasta.Hiraal Cl...
11/03/2026

🩺 Ma u baahan tahay Ultrasound degdeg ah?

Hadda uma baahnid inaad maalmo badan sugto Waxaa la helaa Malin kasta.
Hiraal Clinic waxay kuu diyaarisay adeeg Ultrasound degdeg ah oo uu sameeyo Dhakhtar Khabiir ah maalin kasta.

🔹 Ultrasound uu sameeyo Specialist
🔹 Adeeg la heli karo maalin kasta
🔹 Natiijada isla maalintaas

Ka hel baaritaan degdeg ah, sax ah, oo lagu kalsoonaan karo.

📍 Xero Awr – Kasoo horjeedka Masjid Nur
📞 063 8600888

Nala soo xiriir maanta ama si toos ah u soo booqo.

MA DAREEMAYSAA NEEFSASHADA OO KUGU ADAG?Waxay muujinaysaa in sambabadaadu u baahan yihiin baadhitaan caafimaad.Haddii aa...
09/03/2026

MA DAREEMAYSAA NEEFSASHADA OO KUGU ADAG?

Waxay muujinaysaa in sambabadaadu u baahan yihiin baadhitaan caafimaad.

Haddii aad isku aragto:
✅Qufac joogto ah
✅Neefsashada oo kugu yaraata
✅Laabta oo ku xanuunta

Soo wac 2933 si aad ula kulanto
Dhakhtarka cudurrada guud

📞 Ballanta ka qabso +252 63 8600888
📍 Goobta: Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur

JIMCE MUBAARAK 🌙🕌اللهم اجعلها جمعة خير وبركة 🤲
05/03/2026

JIMCE MUBAARAK 🌙🕌
اللهم اجعلها جمعة خير وبركة 🤲

Ku xidhnow oo nagu soo biir si aad ula socoto talooyinka caafimaad iyo fursadaha cusub ee aan maalin kasta idiin soo gud...
05/03/2026

Ku xidhnow oo nagu soo biir si aad ula socoto talooyinka caafimaad iyo fursadaha cusub ee aan maalin kasta idiin soo gudbino.

Ha seegin xog muhiim ah, talooyin dhakhaatiir ku takhasusay iyo wacyigelin kaa caawinaysa adiga iyo qoyskaaga inaad ku noolaataan nolol caafimaad leh.

La soco boggayaga si aad u hesho:
✔️ Talooyin caafimaad oo joogto ah
✔️ Wacyigelin iyo ka hortag cudurro
✔️ Adeegyo iyo fursado cusub

Follow • Like • Share • Comment

Hiraal Clinic

Ma dareemaysaa jilib-xanuun markaad socoto, ordayso ama jaranjaro fuulayso? 🦵Xaaladdaas waxaa si xirfad leh loogu daawee...
02/03/2026

Ma dareemaysaa jilib-xanuun markaad socoto, ordayso ama jaranjaro fuulayso? 🦵

Xaaladdaas waxaa si xirfad leh loogu daaweeyaa Hiraal Clinic, halkaas oo ay ku sugan yihiin dhakhaatiir ku takhasusay lafaha iyo kala-goysyada.

📞 Ballanta ka qabso +252 63 8600888
📍 Goobta: Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur

Bisha barakaysan ee Ramadaan, ku bilow afurkaaga timir 🍃🤲Rasuulku ﷺ wuxuu yidhi:“Haddii midkiin afurayo ha ku afuro timi...
28/02/2026

Bisha barakaysan ee Ramadaan, ku bilow afurkaaga timir 🍃🤲

Rasuulku ﷺ wuxuu yidhi:
“Haddii midkiin afurayo ha ku afuro timir, waayo waa barako; haddii uusan helinna ha ku afuro biyo, waayo waa daahir.”

Timirtu waxay:
✨ Si degdeg ah u kordhisaa tamarta jirka
✨ Ka caawisaa hagaajinta dheef-shiidka
✨Macdanaha xoojiya wadnaha iyo muruqyada

JIMCE WANAAGSAN
26/02/2026

JIMCE WANAAGSAN

Ma la kulantay dhaawac kaa soo gaadhay kubadda cagta ama ciyaar kale?Sida:Murqo go’ ama kala baxJilib xanuun ama seedo d...
26/02/2026

Ma la kulantay dhaawac kaa soo gaadhay kubadda cagta ama ciyaar kale?

Sida:
Murqo go’ ama kala bax
Jilib xanuun ama seedo dhaawacmay
Canqow barar
Laf jabniin ama dilaac

🏥 Hiraal Clinic
Waxaad ka helaysaa kabista iyo daaweynta dhaawacyada ciyaaraha, adiga oo helaya adeegyo casri ah oo lafaha iyo murqaha ah.

🦴 Adeegyada Lafaha
(Orthopedic Services):

🏥 Kabista iyo Xidhitaanka Lafaha
🩻 Sawirka Lafaha (X-Ray)
🩹 Daaweynta Jabniinka & Kala-baxa
🤸 Physiotherapy (Jimicsi Daaweyn ah)
🦵 ACL Treatment (Daaweynta Jilibka iyo Seedha)

📞 Ballanta ka qabso +252 63 8600888
📍 Goobta: Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur

Maxaa Keena Qanjo Xanuunka ?Qanjo xanuun ku wuxuu ka dhalan karaan:1️⃣ Caabuq ku dhaca cunaha2️⃣ Hargab iyo qufac3️⃣ Dha...
26/02/2026

Maxaa Keena Qanjo Xanuunka ?

Qanjo xanuun ku wuxuu ka dhalan karaan:
1️⃣ Caabuq ku dhaca cunaha
2️⃣ Hargab iyo qufac
3️⃣ Dhaawac ama cuncun cunaha ah
4️⃣ Xasaasiyad (Allergy)

Ha u qaadan arrin fudud—haddii calaamaduhu sii socdaan ama kugu bataan, waxaa muhiim ah in aad hesho talo caafimaad.

📍 HIRAAL CLINIC – Daryeel tayo leh oo kuu dhow
📞 2933
📲 +252 63 8600888

23/02/2026

HIRAAL CLINIC ahaan, waxaa aanu dhiirrigelinaynaa dhalinyarada iyo horumarinta kubadda cagta (sports) ⚽💪, si ay u gaaraan mustaqbal ifaya iyo nolol caafimaad leh 🏃‍♂️🩺.

21/02/2026

Qofka MACAANKA qabaa ma soomi karaa?

La kulan Dr. Warsame Jama wixii macaanka iyo ramadaanta khuseeya

Soo garaac nambarka 2933

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram