16/02/2020
XARUNTA ISKU DAAWEYNTA QURAANKA ALLE
Waxay dadweyna sharafta leh ku war gelinaysaa in xarun cusub laga furay gobolka borame gaar ahaan xaafada shiikh cali
Xaruntu waxay daweynaysaa
Dhamaan xanuunada ruuxiga ah
Sida
Isha
Sixirka
Suuxidda
Riyooyinka xunxun
Iyo wixii lamida
Insha allah