Hiil Walaal

Hiil Walaal Ku soo dhawoow boga Hiilwalaal
Kana midnoqo dadka ku xidhan bogan
kana midnoqo Bahda Hiilwalaal ee u

hiil walaal waxay u taagan yihiin caawinta walaalaha soomaaliyeed
Mudane/ Marwo kamid noqo bahda hiilwalaal

27/10/2020

Difaac diintaada & Xabiibulah NNKH"

27/10/2020

Hiil walaal waxay utaagantay hiilka diinta ,walaaha muslimiinta

Waxayna kaqaybqadanaysaa ka jawaabida hadalkii liidtay ee Mw faransiiska
Uu ku aflagadeenayay diinteena & Xabiibkena NNKH"

27/10/2020

Hiil walaal waxay cambaraynaysa hadalada ka soo yeedhay madaxwaynaha Faransiiska, Nacladi haku dhacdee waxayna ku borinaysaa muslimiinta dunida inay falcelin af & adina ka sameeyaan hadalka mujrinkaas
Suubanaha difacaan NNKH"

18/10/2020

Waa maanso u hiilinaysa shacbka soomaaliyeed ee aan wada qaadano murtidan kooban

12/10/2020

Hiil walaal waxay u taagantahay Arimaha bulshada soomaaliyeed, waxaayna latalinayasaa qofkasta, oo ubaahan talo waxtar bulsholeh

03/10/2020

قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم :《 ما أسكر كثيره فقليله حرام 》.
Wax kasta oo intiisa badan ay qofka maankiisa dooriyaan, intiisa yarna waa xaaraan.

03/10/2020

قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم :" الخمر ما خامر العقل "
Khamradu waa wax kasta oo maanka dooriya .

02/10/2020

Community Awareness Department

02/10/2020

Faa,iidada qaadka

02/10/2020

Walaal joojiya maan dooriyaha

30/09/2020

Joogi Cunitaanka QAADKA Walaal waxay kugula talinayaan walaalaha HIIL WALAAL Inaad qimayso Faa iidada, aad ka hesho qaadka

30/09/2020

Address

Street Sayidka
Kismayo

Telephone

+252617698288

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Walaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hiil Walaal:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram