09/04/2025
Faa'iddooyinka cafimaad ee la xiriira caanaha geela( health benefits associated with camel milk).
1) Waxaa laga hela nafaqooyin sida vitamins ka( B1,B2. B3, vitamin C iyo vitamin A), macdanta ( kalsium,potassium magnesium, Zinc, iyo iron),iyo borotiin.
2) Xoojinta difaac jirka ( boost immune system).
3)Ka caawinta maareynta cudurka macaanka( help managing diabetes).
4) Taageerida cafimaadka caloosha (support health gut).
5) Horumarinta cafimaadka maqaarka( improves health skin).
6) Taageerida cafimadka lafaha( support health bone).
7) Ka hortaga xasaasiyada( prevents allergies).
8) Waxaa ku jira walxo dhabiici ah oo ka hortaga noocyo ka mid ah kansarka ( anti_cancer properties).
9) Taageerida cafimaadka wadnaha( supports heart health).
10) Ka caawinta maareeynta misaanka ( helps weight management ).
11) Waxaa ku jira waxyaabo dhibici ah oo ka hortaga microbes( Anti_microbial properties).
12) Waxaa laga hela antioxidants.
13) Ka caawiya shaqada beerka iyo keliyaha( helps function of liver and kidneys).
14) Sokorta caanaha geela ku jirta oo la yaqaan lactose wey yartahay , dadka " lactose intollerance ",wey cabi karaan ( lactose friendly).
15) Waxuu yareeyaa autism( reduces autism).
Caanaha geela la soco waxuu qeyb ka qataa cafimaadkaaga.