Isbitaalka Guud Ee Kismaayo

Isbitaalka Guud Ee Kismaayo Isbtaalka Guud Ee kismayo- kismayo General Hospital

Tallaalku Waa Gaashaanka looga Hortago cudurro Halis ah Hubi ilmahaagu inuu tallaal buuxa qaatay.
04/04/2026

Tallaalku Waa Gaashaanka looga Hortago cudurro Halis ah Hubi ilmahaagu inuu tallaal buuxa qaatay.




Adeegyo casri ah, Dhakhaatiir khibrada leh, kalkaaliyaal u heellan bulshada iyo Daryeel caafimaad oo isku dhafan.
03/04/2026

Adeegyo casri ah, Dhakhaatiir khibrada leh, kalkaaliyaal u heellan bulshada iyo Daryeel caafimaad oo isku dhafan.




Jimco wanaagsanCaafimaadkaaga waa mudnaanteenna—soo booqo maanta!”
03/04/2026

Jimco wanaagsan

Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna—soo booqo maanta!”




02/04/2026

Dr. Abdulahi Kawar, khabiir ku takhasusay qalliimada degdegga ah iyo kuwa aan degdegga ahayn, ayaa diyaar kuugu ah Kismayo Regional Hospital. Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna—soo booqo maanta!”




Umulisooyin xirfad sare leh.
31/03/2026

Umulisooyin xirfad sare leh.




Ma ogtahay in jirka bini’aadamka uu maalintii u baahan yahay qiyaastii 3 litir oo biyo ah si uu u shaqeeyo si habsami le...
28/03/2026

Ma ogtahay in jirka bini’aadamka uu maalintii u baahan yahay qiyaastii 3 litir oo biyo ah si uu u shaqeeyo si habsami leh..




“Hel daryeelka Caafimaadka  wakhtiga  Habeenkii”
27/03/2026

“Hel daryeelka Caafimaadka wakhtiga Habeenkii”



27/03/2026

Hormarinta, Casriyeynta, iyo daboolista baahiyaha caafimaad ee dalkeena waa astaan aynu u taaganahay . Ujeedkeennu waa badbaadinta nolosha, abuurista Rajada,iyo daryeelka bulshadeena.




27/03/2026

“Caafimaadkaagu waa mudnaantenna”

JIMCO WANAAGSAN
26/03/2026

JIMCO WANAAGSAN

26/03/2026

OGEYSIIN MUHIIM AH

Waxaa lagu wargelinayaa bulshada ku dhaqan Kismayo iyo nawaaxigeeda in Dr. Feisal Omer uu kusoo biiray Kismayo Regional Hospital.

Dr. Feisal Ali Barry wuxuu takhasus u leeyahay:
• Daaweynta lafaha
• Qaliinka lafaha (Orthopedic surgery)
• Xanuunnada ku dhaca lafaha iyo kala-goysyada

Waqtiga shaqada:
🕣 Maalin kasta: 8:30 subaxnimo – 10:30 galabnimo

Goobta:
Isbitaalka Guud ee Kismayo

👉 Adeeg caafimaad oo tayo leh ka hel
Kismayo Regional Hospital

Address

Faanole
Kismayo
0001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Guud Ee Kismaayo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share