29/05/2021
Kusoo Dhawow Gacmo Furan BUKAAN DHOOR MEDICAL AND DIAGNSOTIC
Xarunta Caafimaadka ee BUKAAN DHOOR MEDICAL AND DIAGNSOTIC
Waxaad Kaheli kartaa Dhakhaatirta Kala ah
Dhakhtarka Daawenta Cudurada Hawenka iyo hoyada uurka leh
Dhakhtarka Daawenta Cudurada Caruurta
Dhakhtarka Daawenta Cudurada Guud
Sidoo Kale Xarunta Waxaad Kaheli kartaa adeegyada kala
Computerka uurku jirta (Ultrasonography)
Sheybaar Casri ah
Farmashi Daawo Tayo Leh iyo Qiimo Jaban
Xarunta Waxey Kutaalaa Wadada Daarusalaam Suuqa Jayga Gar ahaan Waxey Ku Dhagan tahay Shirkada Korantada Beco
Kala Xariir Mobile 0614514040 / what’s up +0619726565