Halkaani Waa bageka Rasmiga ah ee HAMAR Diagnostic& Training Center.
21/09/2025
Soo dhaweyntii gudoomiyaha Xisbiga Dhulka Hooyo ee nagala soo qeyb galay xaflada qalin jabinta dufacadii 3AAD ee Hamar Diagnostic Center qeybteda tabarada
15/09/2024
Sawirda qeybt 1aad ee Xaflada Qalinjebinta Dufcada 2aad Ee Hamar Daignostic Center
12/09/2024
Waxa so dhow maalinta weyn e Hamar Daignostic Center
left
23/07/2024
Mohamed ilmi Anshor Waxa uu ka mid yahay Ardayda HAMAR Diagnostic&Training Center ka bart Sheybaarka Hab
23/07/2024
Dr. Sacdiyo Omar Mohamud oo ka mid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha Mid kamid Xarumaha Caafimadka ee Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixineysa Qaabka ay wax uga barato HAMAR Diagnostic&Training Center
10/07/2024
Ardayda Tababarka ku qaata Hamar Diagnostic Center Qaybta Sheybaarka
Hamar waxa ay bixisaa Sheybaar Practical ah.
07/07/2024
Waxaan Qaadaneynaa Tira kooban oo aan u tababarno Ultrasound
07/07/2024
Dhaqaatiir dhamaysay Ultrasound oo soo bandhigay in kabadan 500 Case oo ay la kulmeen inta ay Baranayeyn .
07/07/2024
Dr. Adan Waxa uu ka mid ahaa dhaqaatiirta ka Qalin jabisay Computerka uur ku jirka ee Ultrasound
04/07/2024
Waxaad naga helee Practical Joogta ah 0
03/07/2024
Ogeysiis Ogeysiis
Xarunta Caafimaadka ee Hamar Diagnostic Center Waxay Ogaysiinaysaa Dhamaan Bahda Caafimaadka in Ay qabanayso Seminar ah Training
Wuxuu Socon Doonaa Mudo Laba Maalin Ah 11_12 july 2024.
Day one: Introduction To Basic Ultrasound
Day Two: Abdominal Ultrasound.
Iska Diiwaan Gali Numbarada Hoos ku qoran Si aad uga mid noqoto Dadka Kafaaiideeysanaya.
Wixii Faahfaahin Intaa dheer laxariir whatsup Numbers 0614684949/+252 61 5268130 Ama ku dhufo linkigaan https://chat.whatsapp.com/JERLpVFBEF1Al8cs4wAjzF
Hamar Diagnostic Center
is
27/06/2024
Ogaysiis Muhiim ah
Hamar Diagnostic Center Waxa ay Qaadanee Tiro Kooban oo ay Utababarto Computerka uur ku jirka Ee .
Wixi faahfaahin ah nagu soo booqo Xafiiska oo ku yaal balaagsii agagaarka NBC
Ama nagala soo xariir 0617766576/0612515105.
Be the first to know and let us send you an email when HAMAR Diagnostic&Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Contact The Practice
Send a message to HAMAR Diagnostic&Training Center: