PUMSA

PUMSA Plasma University Medical Students Association

Waxaan kusoo dhaweynaynaa sanadka clinical rotations ama internship ardayda   MBBS waxaan idin rajeynaynaa mustaqbal ifa...
21/06/2023

Waxaan kusoo dhaweynaynaa sanadka clinical rotations ama internship ardayda MBBS waxaan idin rajeynaynaa mustaqbal ifaaya iyo inaad bulshadina ushaqeyn dontaan inta aad isbitaalada joogtan




Maanta oo aay 20 bisha june, 2023 aheed waxaa imtixanki ugu dambeeyay ee loogu gudbayay clinic ga galay   MBBS waxaan id...
20/06/2023

Maanta oo aay 20 bisha june, 2023 aheed waxaa imtixanki ugu dambeeyay ee loogu gudbayay clinic ga galay MBBS waxaan idin leenahay kusoo dhawada fasaxa sanad laha ah waxaadna idin rajeynayaa guul iyo horumar

Hambalyo ๐ŸŽ“Hambalyo๐ŸŽ“ Hambalyo ๐ŸŽ“.PUMSA) waxey farxada la qeybsanaysaa walaalahoda dhakhaatirta ah ee uu soo gabagaboobay h...
27/12/2022

Hambalyo ๐ŸŽ“Hambalyo๐ŸŽ“ Hambalyo ๐ŸŽ“.

PUMSA) waxey farxada la qeybsanaysaa walaalahoda dhakhaatirta ah ee uu soo gabagaboobay halgankii dheera oo aay so wadeen mudada 6 Sanaa

Waxaan idin rajeyneynaa dhaqatirtena inad dadaalka wanaagsanaa inad halka kasii wadan waxaad nootihin walaalo aan higsano Inan gaarno meshay gareen. Waxaan idin rajeyneynaa mustaqbal ifaya iyo horumar

Hambalyo alfa marah.

09/09/2022

Shaqo wacan ustadii

31/08/2022
Ka faideysi wacan Dr. Karam waa mahadsan yahay iyo xafiiska soo qaban qabiyay
09/08/2022

Ka faideysi wacan
Dr. Karam waa mahadsan yahay iyo xafiiska soo qaban qabiyay

Ardayda kulyada caafimad jamacada Plasma  waxay halkan uga hambalyaynaya dhaman dhakhatirta Ku guuleystay inay difaacdaa...
06/08/2022

Ardayda kulyada caafimad jamacada Plasma waxay halkan uga hambalyaynaya dhaman dhakhatirta Ku guuleystay inay difaacdaan buugoda qalinjabinta mantay. Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo

  june 2022 Waxa usuurtogashay Ururka ardayda kulyada daweynta iyo qaliinka    in ey  Sameyan Mobile Clinic, Waxa Daawey...
01/07/2022

june 2022 Waxa usuurtogashay Ururka ardayda kulyada daweynta iyo qaliinka in ey Sameyan Mobile Clinic, Waxa Daaweyn bilaash loo sameyay oo Ka fa'ideystay Dad kor u dhaafaya #400 qof Kuwaa oo isku jira Iyo dad waayel ah Kuna Nool camps Ku yaala Degmada kaxda.

Waxay aay mar walbo isku howshaa Caawinta Bulshada Soomaliyed gaar ahaan dadka Barakacayaasha ah ee ku nool xerooyinka Qaxootiga kuwaa oo anan awoodin in ey iska bixiyan ama isku daaweeyaan xarumaha Privates ah.

waxaay sigaara igu Mahadcelinaysaa cl oo doorka ugu weyn lahaa qabsoomida howshan.


congratulation
25/06/2022

congratulation

Waxaa farxada iyo damaashadka lawadageynaa ardaydena batch 8 oo aay usoo gabangabooday daraasadii 5 sano ee class. Insha...
19/06/2022

Waxaa farxada iyo damaashadka lawadageynaa ardaydena batch 8 oo aay usoo gabangabooday daraasadii 5 sano ee class. Insha Allah dhawana waxay aadi Dona "clinical rotations ama mandatory rotation internship training" oo ahaa Halki sano oo aay marayeen isbitaalada


Hambalyo hambalyo.  Waxan lawadag farxad aan lasoo koobi Karin macalinkena qaali ah Dr. Abdiwali Ahmed Hirey oo manta wa...
13/06/2022

Hambalyo hambalyo.
Waxan lawadag farxad aan lasoo koobi Karin macalinkena qaali ah Dr. Abdiwali Ahmed Hirey oo manta waxbarashada heerki labad ee "Master
Degree of Tropical Medicine and Infectious diseases" kaqalin jabiyay jamacada Kesmond international university ee dalka Cameroon. Ustadii waxaan kugu duceyneynaa horumar wanaagsan iyo inad cilmigad baratay bulshada ugu adeegto sidad waligaa ugu adeegi jirtay.


#20222

Doorasho si heer Sara loso agaasimay ayaa waxaa lagu doortay xibnaha golaha fulinta ee ururka ardayda kulyada caafimad e...
13/05/2022

Doorasho si heer Sara loso agaasimay ayaa waxaa lagu doortay xibnaha golaha fulinta ee ururka ardayda kulyada caafimad ee jamacada Plasma marki laso gabshana loyaqaano PUMSA hadaba waxaan Halkaan uga Hambalyeynaynaa:
1. Zakariye Yusuf Ali oo ku guleystay gudomiyaha ururka
2. Mustaf Ibrahim Ali oo ku guuleysatay gudomiye kuxigen,
3. Abdimalik Abdullahi mohamed oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka,
4. Abdirihman Omar mohamed, xoghaynta maaliyada
5. Ali Abdullahi Ali, xoghaynta arimaha dibada
6. Abdihamid muse Mohamed, xoghaynta arimaha waxbarasha iyo cilmibarista
7. Abdulkadir abukar Roble, xoghaynta arimaha bulshada iyo xaladaha degdega
Waxaan leenahay dhaman xibnaha ladoortay Allaha idin fududeeyo Xilkan culus ee la idin dhibay, noqda ku soo kordhiya wax muuqda oo wax qabad ah, waan ognahay inaad tahin dad karti leh ,energy cusub na ka buuxo ,anaguna waan idinla shaqeynaynaa ,garabkinana waan taagnahay. insha allah,waxaana idin ka rajeynaynaa sidaan idiin idmanay inaad uga soo dhalaashan. Sidaa si lamida waxan ugu mahadcelineynaa gudigii qiimaha badnaa ee doorasha, gudigi protocol Ka iyo dhaman xafiisyadii fududeyay

Address

Sypaino, Km5 Mogadisho
Mogadisho

Telephone

+252615334486

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PUMSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to PUMSA:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category