Somali dermatology

Somali dermatology Latalinta cudurada maqaarka

What is Your Diagnosis???
09/02/2022

What is Your Diagnosis???

Spot Dx
09/02/2022

Spot Dx

Spot dx
10/12/2021

Spot dx

    wa xanuun ku dhaca Timaha sababana in Tinta qeyb kamid ah ay go'da si goobaabin ah qofki o an ka warqabin xiliga ay ...
31/07/2021

wa xanuun ku dhaca Timaha sababana in Tinta qeyb kamid ah ay go'da si goobaabin ah qofki o an ka warqabin xiliga ay tinta ka go'day
Waxana sababa in difaaca jirkeena u cadaw u arka Tinta
Waana la daaweyn karaa hadi ad booqatid dhaqtar aqoon u leh iyo waafajinta allah SWT

What is the most likely diagnose?
22/09/2020

What is the most likely diagnose?

A 40 days old boy brought his mother to the our hospital complaining these blisters until birth The blisters 1st appears...
14/09/2020

A 40 days old boy brought his mother to the our hospital complaining these blisters until birth
The blisters 1st appears on legs then hands and spread all over the body there is also painful oral ulcers
What is your ddx and dx and your treatment

Eid adha mubarak
31/07/2020

Eid adha mubarak

Ramadan mubarak
23/04/2020

Ramadan mubarak

Acne vulgaris(fin doob ama fin qoon)Wa maxay Acne?Findoobka wa finan kaso baxa dadka wajigooda saliida ku badantahy waxa...
26/06/2019

Acne vulgaris(fin doob ama fin qoon)

Wa maxay Acne?

Findoobka wa finan kaso baxa dadka wajigooda saliida ku badantahy waxana la isku arka xiliga qaangaarka.

Maxa sababa?

1.Hormones jirkeena sida androgenka ayaa ah kan ugu badan ee sababa
2.bacteria
3 daawayinkq qaarka sida kuwa uurka lagu kala dheereeya iyo corticosteriodska

Qof walipa maku dhici karaa?
Maya kaliya dadka wajigoda ama dhididkooda saliida ka dareema ayu ku badan yahy

Meelaha uu kasoo baxa jirka?
Wajiga, xabadka,qeybaha kore e dhabarka iyo garbaha

Maxa sii kordhin kara?
Dadka wajiga saliida,creamka,makeupka,dawoyinka la isku cadeeya,sabunada saliida leh sida doveka iwm

Wa maxay dawadiisa?
In la daaweya waxe u baahanthy waqti badan madama hormonada jirkena ee sameenayan finanka sida awgeed daawadiisa waqti dheer be qaadanesa waxena u baahantahy dulqaad
Dawada waxa kamid ah
Bootamatoyin wajiga la marinaya o qaas ah iyo kaniiniyal qalijiyal ah iyo sabuunada saliida an laheen inu qofka isticmala

Impetigo:- is a common and highly contagious skin infection that mainly affects infants and children. Impetigo usually a...
13/05/2019

Impetigo:- is a common and highly contagious skin infection that mainly affects infants and children. Impetigo usually appears as red sores on the face, especially around a child's nose and mouth, and on hands and feet. The sores burst and develop honey-colored crusts
Wa maxay sida ugu fudud ad ku aqonsan karta?
J:-wa in aad aragtaa nabarada ceynkan ah sida sawirada kaga muuqata mararka qaar saan ma u muuqan karaan sida awged madaama ay ubadanthy caruurta hooyada ayaa ku sheegeesa in ay ku aragty qandho iyo nabarada dhiicaankooda meesha ay gaaraan uu midkale kasoo baxaya.
Wixii sual ad ka qabtid qeybta commentiga wa igu so weydiinkan kartaa ama pageka

A 3 weeks old boy these scaly patches, red skin affect oily areas of the body, such as the face, sides of the nose, eyeb...
03/05/2019

A 3 weeks old boy these scaly patches, red skin affect oily areas of the body, such as the face, sides of the nose, eyebrows, ears, eyelids and chest for 2 weeks
What is the Dx and Tx?

Address

Mogadisho

Telephone

+252617873447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali dermatology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali dermatology:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram