Eye Care Hospital

Eye Care Hospital Better Health and Care, within reach Everybody

5 qaab oo aad aragaaga ku ilaalin karto.Indhuhu waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhiimsan ee jirkeena, sidaa awgeed baa ...
21/03/2022

5 qaab oo aad aragaaga ku ilaalin karto.

Indhuhu waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhiimsan ee jirkeena, sidaa awgeed baa muhiim ah inaa ilaalino caafimaadkooda, hadaba halkan waxaan idiinkugu soo gudbinayaan dhowr qaab oo ka mid ah qaababka muhiimka ah ee aad indhahaaga aad ku ilaalin karto.
1. mar waliba indhahaaga cabir ugu yaraan sanadkii mar cabir
2. cunto caafimaad leh cun, waxaad cuntada cuntada dubka leh, sida galayda, digirta iyo cuntooyinka kale ee jirkeena faaiidada u leh.
3. ku dadaal inaa isticmaasho khudaarta kala duwan, sababtoo ah waxay xoojinayaan arageena iyo difaaca jirkeena.
4. joogteey ina hurdo caafimaad leh hesho, hurdo ay jirkaaga uu ku nasanayo ugu yaraan sideed saacadood oo hurda ah.
5.aaladaha elektaroonikis ah saameen wayn ayay jirkeena ku yeeshaan gaar ahaan indhaheena sida awgeed waa inaa indhaheena kaga xidhanaa ookiyaal hadh ah oo inaga xafidaya ilayska iftiinka kasoo baxaya aaladaha aan isticmaalayno.

14/03/2022

Dhibaatada hurda la'anta ay ku keeni Aragtida iyo saamenta mobilada, Tv ku yeeshaan indhaha.

Malmahan waxaa cusbitalka Al Ixsaan qaliimo casri ka fulinaya Dr Mustafa Al Masri oo ah khabiir ki tukhusasay qaliimada ...
25/02/2022

Malmahan waxaa cusbitalka Al Ixsaan qaliimo casri ka fulinaya Dr Mustafa Al Masri oo ah khabiir ki tukhusasay qaliimada dibada loo aadi jiray ee i dhaha.

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eye Care Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram