Haldoor Diagnostic&Training Center

Haldoor Diagnostic&Training Center Haldoor Diagnostic&Training Center waa xarun bixisa tababar sheybaar sameysana baaritaannada caafimaad oo kala duwan, ku soodhowaaw hadaad tahay arday

Haldoor horey usoo gaar oo uu diyaar garoow suuqa shaqada
04/12/2025

Haldoor horey usoo gaar oo uu diyaar garoow suuqa shaqada

Haldoor waa dhisaha xirfada sheybarka
03/12/2025

Haldoor waa dhisaha xirfada sheybarka

Madooneysa baraatiko sheybaar Waa ay socota isqoristu Fadlan soo Gaar Haldoor Diagnostic&Training Center        #
30/11/2025

Madooneysa baraatiko sheybaar
Waa ay socota isqoristu Fadlan soo Gaar Haldoor Diagnostic&Training Center
#

Soo saaraha Sheybaariste xirfad La Hubo Leh
28/11/2025

Soo saaraha Sheybaariste xirfad La Hubo Leh

Hada soo Gaar Haldoor ee kobci xirfadada sheybaar.
24/11/2025

Hada soo Gaar Haldoor ee kobci xirfadada sheybaar.

Kuguma Filna!Practical ka aad Jaamacada Ka qaadato Ee Nagu soo Biir
22/11/2025

Kuguma Filna!
Practical ka aad Jaamacada Ka qaadato Ee Nagu soo Biir

Ku Xirnaaw Hoyga sheybarka Ee Haldoor Diagnostic&Training Center              .
22/11/2025

Ku Xirnaaw Hoyga sheybarka Ee Haldoor Diagnostic&Training Center
.

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž!Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Haldoor Diagnostic&Training Center  wuxuu  hambalyo...
21/11/2025

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž!

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Haldoor Diagnostic&Training Center wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaa macalimiinta Xarunta

Maamulka wuxuu u mahadcelinayaa dhammaan macalimiinta, kuwaas oo naftooda u huray iftiiminta mustaqbalka ardayda. Dadaalkiinna iyo nafhurnimada aad muujiseen waa mid aad ku amaanan tihiin.




aas-asaha Xarunta Haldoor Diagnostic and Training center  Dr- Mohamed Isak Omar   ayaa ka qeyb-galaya Shirweynaha 2aad e...
11/11/2025

aas-asaha Xarunta Haldoor Diagnostic and Training center Dr- Mohamed Isak Omar ayaa ka qeyb-galaya Shirweynaha 2aad ee Qaranka ee Kormeerka iyo Qiimeynta (2nd National Monitoring & Evaluation Conference) oo ka dhacaya 18-ka November 2025 Airport Hangar, Muqdisho.

Ka-qeybgalka Haldoor ee shirkan wuxuu muujinayaa doorka muhiimka ah ee bulshada qiimeynta Soomaaliyeed ee horumarinta isla xisaabtanka, maamul wanaagga, iyo goโ€™aan qaadashada ku dhisan caddayn.

Siminaarka blood transfusion (dhiig shubista) waa mid aad muhiim u ah, gaar ahaan goobaha caafimaadka iyo waxbarashada c...
22/10/2025

Siminaarka blood transfusion (dhiig shubista) waa mid aad muhiim u ah, gaar ahaan goobaha caafimaadka iyo waxbarashada caafimaadka (sida kalkaalisada, sheybaristayadha iyo dhakhaatiirta). Waa kuwan muhiimadaha uu leeyahay:

*1. Kor u qaadida aqoonta iyo xirfadda caafimaad*

A. Goorta iyo sababta loo sameeyo dhiig shubis.

B. Sida loo diyaariyo bukaanka iyo dhiigga.

C.Tallaabooyinka amniga ee looga hortagayo halista dhiig khaldan ama cudur gudbo.

*2. Ka hortagga khaladaadka dhiig shubista*

Waxaa la baranayaa:

A. Sida loo aqoonsado dhiigga saxda ah ee bukaanka ku habboon.

B.Sida loo sameyo blood grouping (A, B, AB, O, Rh+/-).

C.Habka loo maareeyo xaaladaha degdegga ah haddii dhiig khaldan la shubo.
*3. Badbaadinta nolosha bukaanka*

Dhiig shubistu waa mid badbaado badan haddii si sax ah loo sameeyo. Siminaarku wuxuu kor u qaadaa xirfadda lagu badbaadin karo nolosha bukaanno:

A. qaba dhiig yari daran (severe anemia),

B. ku dhaawacmay shil ama qaliin,

C. ama haweenka dhiig badan ka baxay (postpartum hemorrhage).

*4. Xoojinta shaqada kooxeed ee caafimaadka*

Siminaarku wuxuu isku keenaa:

Kalkaaliyayaal,
Sheybaristayasha
Dhakhaatiir,
Shaqaalaha blood bank-ka,
si ay u wada fahmaan nidaamka iyo masโ€™uuliyadaha mid kasta oo ka mid ahi leeyahay marka dhiig la shubayo.
*5. Kor u qaadida wacyiga bulshada*

Marka la fahmo muhiimadda dhiig shubista, waxaa fududaata in bulshada loo gudbiyo fariimo dhiirrigelinaya samaynta tabarucaadka dhiigga (blood donation), taasoo badbaadisa nolosho badan.
*6. Xakamaynta khataraha caafimaad*

Siminaarku wuxuu barayaa sida loo hubiyo in dhiigga laga baaro cudurrada gudba sida:

A.HIV
B. Hepatitis B iyo C
C.Syphilis
ka hor inta aan la isticmaalin
*Simnarkan waxaa Bixinayo Dr.Mohamed isak Omar(Caano) oo ah Aasaasaha Xarunta Baaritnada Iyo Tababarada ee Haldoor*
Ahna 5 years oo Blood bank experience

Bishaan   Haladoor diagnostic & training center  waxa uu qaadanaya fasalo cusub oo kala AH  ๐ฌ๐ก๐ž๐ฒ๐›๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฉ๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ...
29/09/2025

Bishaan Haladoor diagnostic & training center waxa uu qaadanaya fasalo cusub oo kala AH ๐ฌ๐ก๐ž๐ฒ๐›๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฉ๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ง๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ , ๐จ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฉ๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ฉ๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฉ๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ˆ๐ฒ๐จ Nakala soo xariir wixii faah faahin ah .
WhatsUp #619080053

maamulka sare ee Xarunta Baritanada iyo Tababarada Ee Haldoor Diagnostic&Training Center waxa uu hambalyeynaya ardayda d...
24/08/2025

maamulka sare ee Xarunta Baritanada iyo Tababarada Ee
Haldoor Diagnostic&Training Center waxa uu hambalyeynaya ardayda dugsiyada sare ee ku guuleystay imtixaanka qaranka
Mustaqbal Ifaya Idiin Rajeynaya

Address

Wadnaha Road , Geedjaceyl
Mogadishu
252

Telephone

+252617878737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Diagnostic&Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Haldoor Diagnostic&Training Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category