06/11/2025
Jimco Mubaarak!
Inagoo ku faraxsan barakada Maalinta Jimcaha, waxaan idiin xasuusinaynaa sunayaasha muhiimka ah ee lagu camal falo:
✅ Saliga Nabiga (SCW)
✅ Akhriska Qur’aanka
✅ Sadaqo bixinta & samafalka
U daryeel caafimaadkaaga si joogto ah oo xirfad leh.
Adeegyadeenna ku saabsan Beerka & Caloosha (Gastro & Liver) waxaa kuu fududaynaya dhakhtar takhasus gaar ah leh.
📞 +252 61 3333514
🌐 www.gastroliver.so
📍 Mogadishu, Somalia