Dr Mohamed Ahmed Osman

Dr Mohamed Ahmed Osman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Mohamed Ahmed Osman, Surgeon, Mogadishu.

𝗪𝗮𝗮 𝗶𝗺𝗺𝗶𝘀𝗮 tirada 𝗹𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 Ee 𝗸𝘂 jira 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗯𝗶𝗻𝗶’𝗮𝗮𝗱𝗮𝗺ka🦴?𝗮) 106𝗯) 208𝗰) 24𝗱) 205𝗲) 657𝗳) 156𝗴) 206𝗵) 306𝗶)  279
27/07/2025

𝗪𝗮𝗮 𝗶𝗺𝗺𝗶𝘀𝗮 tirada 𝗹𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 Ee 𝗸𝘂 jira 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗯𝗶𝗻𝗶’𝗮𝗮𝗱𝗮𝗺ka🦴?
𝗮) 106
𝗯) 208
𝗰) 24
𝗱) 205
𝗲) 657
𝗳) 156
𝗴) 206
𝗵) 306
𝗶) 279

*Overview*A urine analysis strip, also known as a urinalysis dipstick, is a diagnostic tool used to detect and measure v...
15/10/2024

*Overview*

A urine analysis strip, also known as a urinalysis dipstick, is a diagnostic tool used to detect and measure various components in urine.

*Components Tested*

1. pH (Acidity/Alkalinity)
2. Protein (Proteinuria)
3. Glucose (Glycosuria)
4. Ketones (Ketosis)
5. Blood (Hematuria)
6. Bilirubin (Jaundice)
7. Urobilinogen (Liver Function)
8. Nitrites (Urinary Tract Infections)
9. Leukocytes (White Blood Cells)

*Interpretation*

*Normal Values*

1. pH: 4.5-8.0
2. Protein: Negative
3. Glucose: Negative
4. Ketones: Negative
5. Blood: Negative
6. Bilirubin: Negative
7. Urobilinogen: 0.2-1.0 Ehrlich Units
8. Nitrites: Negative
9. Leukocytes: Negative

*Abnormal Values*

1. pH: 8.0 (acidic/alkaline)
2. Protein: 1+ (30 mg/dL) to 4+ (1000 mg/dL)
3. Glucose: 1+ (100 mg/dL) to 4+ (1000 mg/dL)
4. Ketones: 1+ (5 mg/dL) to 4+ (40 mg/dL)
5. Blood: 1+ (5-10 RBCs/μL) to 4+ (50-100 RBCs/μL)
6. Bilirubin: 1+ (0.5 mg/dL) to 4+ (5 mg/dL)
7. Urobilinogen: >1.0 Ehrlich Units
8. Nitrites: Positive
9. Leukocytes: 1+ (5-10 WBCs/μL) to 4+ (50-100 WBCs/μL)

*Clinical Significance*

1. Infections (UTIs, kidney infections)
2. Diabetes
3. Kidney damage or disease
4. Liver disease or dysfunction
5. Hematuria (blood in urine)
6. Proteinuria (protein in urine)

*Common Brands*

1. Multistix
2. Chemstrip
3. UriScan
4. Uritest
5. Medi-Test

*Storage and Handling*

1. Store at room temperature (15-30°C/59-86°F)
2. Keep away from light and moisture
3. Use within expiration date

❤👇
09/02/2024

❤👇

GAAS CALOOLEED( GASTRITIS)Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana s...
06/02/2024

GAAS CALOOLEED( GASTRITIS)
Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka. Gaas calooleedku waxuu noqonkara mid si dhaqsi ah ku bilowda( Acute Gastritis), ama mid Bukaanka mudo soo haayay, (Chronic Gastritis), mararka qaar gaas calooleedku waxuu Keenaa in caloosha uu nabar ku sameesmo( Peptic Ulcer) ama Kansarka caloosha Isku badalo.
CALAAMADAHA LAGU GARTO QOFKA QABA GAAS CALOOLEEDKA.
•Bog xanuun ama laabta oo qofka hurta siina darsata markuu cuntada cuno kadib
• Lalabo iyo Mataga
• Qofka oo dareemo dibiryo marka uu wax cuno
 • Qofka oo cuntadu ka carara ama ka xiranto
WAXYAABAHA SABABA
 1•Qofka oo gaajada isku daawado ama ina badan gaajo hayso oo an waxba cunin.
2•Isticmaalka alcohol ama khamriga.
3•In badan inuu qofku matag joogta yeesho.
4•Stress ka ama isku buuqa.
5•. Inaad isticmaasho daawooyinka anti-inflammatory drugs ama xanuun baabiyaasha sida Aspirin iyo ibuprofen
6 Bakteeriya: gaar ahaan mida looyaqaan H Pylori
WAX YAABAHA KADHASHA GAAS CALOOLEED KA
Hadii aan ladaaween Gaaska waxuu sababi karaa in Caloosha ay nabaro kasoo baxaan , nabarkaas oo sababi kara Dhiiigbax Gudaha calosha ah, sidoo kale kansar ku dhaca caloosha ayaa kadhalan kara hadii aan ladaaween.
SIDA LOOGA HORTAGO
• Xanuunkaan waxaa looga hortagi karaa In Bukaanku Qaab nololeedkiisa wax kabadalo (life style change)
• sida Inuu Cabo Biyo Kufilan Socod kana Badsado.
•In aad cuntid Raashin Dheelitiran oo Nadiif ah Lana Diiriyay ama qandac ah.iskana ilaali cuntooyinka kulul basbaaska ku badan (spicy)
•Inaad kafogaato wax kasta oo gaaska kugu kicinkara.
•Inaadan Qaadan xanuun baabiiyaasha ( NSAIDS) iyadoon dhaqtar kuu qorin. Sida asprin iyo ibuprofen
SIDA LAGU OGAADO
A. Dhiiga
B. Saxarada
C. In Tuubo caloosha laga galiyo Bukaanka (endoscopy)
D. Qofka oo neeftiisa laga baaro Urea(Urea Breath Tes)
E. Cabashada Qofka (clinically).
DAWEENTIISA.
1) Dawooyinka Gaaska damiya, ( Anti Acid) sida PPI(Omeprazol)
2) Qalajiyaal: Triple therapy ( Antibioic) Hadii ay sababtay Gaas calooleedka H-Pylori, waxaa lasiiya Sadex kaniini oo la isku darayo Bukaanka sida Amoxillin, clarithromcin iyo PPI. Ama Afar Daawo oo la isku daraayo (Bismuth+Metronidazole+Tetracyclie+PPI) FG: Latasho Dhaqtarkaaga Markasta
3) Qofka oo kafogaado wax kasta oo ku kiciya Gaaska.

&

Wakhtigaa xumaadooQofkii ruux xushmeeyaaXoog iyo awood maleJaceylkiyo xidhiidhkunaXurguf iyo dhib mooyeeXurmo iyo wanaag...
12/01/2024

Wakhtigaa xumaadoo
Qofkii ruux xushmeeyaa
Xoog iyo awood male

Jaceylkiyo xidhiidhkuna
Xurguf iyo dhib mooyee
Xurmo iyo wanaag male

Dalka xaaladiisana
Colaadaa xanibayoo
Xasiloonidii male

Sharcigiyo xaqsoorkuna
Eex iyo xin mooyee
Xuquuqiyo sinaan male

Muusiyo xertiisuna
Xadhig iyo dhac mooyee
Xeer iyo dastuur male!

Hanti✍

Iskuday su'aashaan
14/08/2023

Iskuday su'aashaan

Haddii aad Muruqaaga dhistid adigoon dhisin Maskaxdaada waxad waardi u noqon doontaa nin dhisay Maskaxdiisa intii aad Mu...
14/08/2023

Haddii aad Muruqaaga dhistid adigoon dhisin Maskaxdaada waxad waardi u noqon doontaa nin dhisay Maskaxdiisa intii aad Muruqaaga dhisaysay.

.

5 cunto u fiican qofka qaba dhiig-karka :1.mooska:Muuska waxaa ku jira potassium, taas oo gacan ka geysan karta maareynt...
19/03/2023

5 cunto u fiican qofka qaba dhiig-karka :

1.mooska:

Muuska waxaa ku jira potassium, taas oo gacan ka geysan karta maareynta dhiig-karka. Hal muus oo dhexdhexaad ah ayaa laga heli karaa ilaa 422 milligram (mg) oo potassium ah.
Waxa kale oo potassium laga helaa misirta iyo baradhada.

2.shukulaatada madoow:

Cacao, oo ah qayb ka mid ah shukulaatada madow, ayaa ka kooban flavonoids, antioxidant. Flavonoids ayaa jirka ka caawiya yaraynta cadaadiska dhiigga .

3.Qaraha:

qaraha waxaa ku jira amino acid loo yaqaan citrulline. Jirku wuxuu u beddelaa citrulline kadibna usii beddelaa arginine, taasina waxay ka caawisaa jirku inuu soo saaro nitric oxide, oo ah gaas dejisa xididdada dhiigga, dhiirigeliyana dabacsanaanta xididdada dhiigga. Saamayntani waxay caawisaa socodka dhiigga, kaas oo hoos u dhigi kara dhiig karka.

4.Toonta:

Toontu waxay leedahay sifooyin antibiyootik ah iyo antifungal, kuwaas oo qaar badan oo ka mid ah laga yaabo inay sabab u tahay maaddada firfircoon ee ugu weyn, allicin. Dib-u-eegis 2020 ah oo lagu kalsoon yahay ayaa soo gebogebaysay in toonta guud ahaan, gaar ahaan toonta Kyolic, ay yarayn karto:
•Dhiig karka
•qallafsanaanta halbowlaha
•kolestaroolka

5.Boorashka:

boorashka waxaa ku jira nooc ka mid ah fiber-ka loo yaqaan 'beta-glucan', kaas oo laga yaabo inuu faa'iidooyin u leeyahay Ilaha lagu kalsoon yahay ee caafimaadka wadnaha, oo uu ku jiro cadaadiska dhiigga. Daraasad lagu kalsoonaan karo oo 2020 ah ayaa lagu ogaaday in beta-glucan iyo avenanthramide C, oo labaduba ku jira miro, ay yareeyaan heerarka malondialdehyde, taasoo qayb ka noqonaysa yaraynta iyo xakkamaynta xaanaaqa.
in maaddooyinka ku jira boorashku ay ka caawin karaan ka hortagga dhiig-karka iyo ilaalinta caafimaadka wadnaha siyaabo kale.

06/10/2022
04/10/2022

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Ahmed Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category