03/12/2025
War Saxaafadeed:
Ururka midawga isbitaallada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed (SNAPH) ayaa war murtiyeed kasoo saaray magacaabistii ay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ku magacaawday Gudiga sare ee Goalaha mihnadlayasha caafimaadka qaranka (NHPC).