02/04/2026
🌙 Jumu’ah Mubarak 🤍
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ ✨
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ku dadaala salaadda Nabiga (NNKH) maalintan barakeysan, hana inaga aqbalo ducada 🤲
💫 Ha iloobin:
Inaad salaadda Nabiga badiso maanta—waa furaha kheyr badan iyo naxariis.
🕌 Jumuco wanaagsan dhammaantiin!
Hassan Ali