Jimciyada Samafalka Al-wafa'a

Jimciyada Samafalka Al-wafa'a Hadafkeenu uu adeegidda ummadda Soomaaliyeed.

14/12/2025

Booqasho qiimo badan

14/12/2025

Booqasho qiimo leh
wafdi ka socda jaamacada niilayn ee dalka suudaan oo uu hogaaminaayey prof. kamaal ayaa soo booqday xafiiska munadamada.
booqasho baraka leh

BOOQASHO QIIMO BADANMAANTA OO AHAYD MAALIN KHAMIIS:11/12/2025 WAXAA NOO SUURTA GASHAY INAAN SOO BOOQANO ANAGOO WADA SOCO...
12/12/2025

BOOQASHO QIIMO BADAN
MAANTA OO AHAYD MAALIN KHAMIIS:11/12/2025 WAXAA NOO SUURTA GASHAY INAAN SOO BOOQANO ANAGOO WADA SOCONA SAFIIRKA IYO QUNSULKA DALKA SUUDAAN EE AAN WALAALAHA NAHAY DEKADA CAALAMIGA AH EE MUQDISHO ,, WAXAA HALKAA SI DIIRAN NOOGU SOO DHOWEEYAY MAAREEYAHA DEKADA MD. CALI MAXAMED AMEERIKA , KU XIGEENKIISA IYO HOWL WADEENADA QAYBAHA KALA DUWAN EE DEKADA.
WAFDIGA WUXUU WARBIXIN KA DHAGAYSTAY MAAREEYAHA DEKADA.
BOOQASHADOODUNA WAXAY KU SOO GAGABOWDAY SI NADIIF AH.

Madaxa waxbarashada Jimciyadda Samafalka Al wafa'a Mudane Hassan Moalim Abdi ayaa ka qeyb galay Tababar ku saabsan Saame...
21/04/2025

Madaxa waxbarashada Jimciyadda Samafalka Al wafa'a Mudane Hassan Moalim Abdi ayaa ka qeyb galay Tababar ku saabsan Saameynta Siyaasada iyo Daahfurnaanta Waxbarashada oo ay qabaneysay EFASOM.

Tababarka ayaa socday labbo maalmood waxaana la soo gabagabeeyay maanta oo taariikhdu tahay 21/4/2025.

Madaxa waxbarashada ayaa halkaas laga gudoonsiiyey Shahaadada Tababarkaas khuseeysay.

Madaxa Waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a  Mudane Hassan Moalim Abdi ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan Barash...
23/05/2024

Madaxa Waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a Mudane Hassan Moalim Abdi ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan Barashada Xirfadaha Dijitaalka.
Tababarkaan ayaa soconaayey 3 maalimood
Maanta ayaana soo gabagaboobey.

Tababarkaan ayaa ka faaideysan doono Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a Mudane Hassan Mo'alim Abdi ayaa maalintii ayaa ka qeybgalay shirw...
29/01/2024

Gudoomiyaha waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a Mudane Hassan Mo'alim Abdi ayaa maalintii ayaa ka qeybgalay shirwaynaha Efasom.

Shirwaynahaan ayaa ah mid sanadle ah loo qabto Ururada Xubnaha ka ah Efasom Coalition,Jimciyada samafalka Al-wafa'a ayaa xubin ka tahay Efasom.

Efasom ayaa ah Coalition u dhaqdhaqaaqa waxbarasho loo simanyahay si ay helaan guud ahaan muwaadiniinta soomaaliyeed.

Shirkaan ayaa ka qeyb galey gudoomiyaha waxbarashada asagoo halkaas kusoo bandhigi doono waxqabadka 2023 dhanka waxbarashada.

Jimciyada Samafalka Al-wafa'a  ayaa ardayda ay gacanta ku heyso cuno diyaarsan u qeybisay. Si loogu dhiiri geliyo ardayd...
16/08/2023

Jimciyada Samafalka Al-wafa'a ayaa ardayda ay gacanta ku heyso cuno diyaarsan u qeybisay.
Si loogu dhiiri geliyo ardayda waxbarashada.
xubno ka tirsan Al-wafaa yaa fuliyey barnaamij kaan waxaana hor kacaayey madaxa waxbarashada mudane Xasan Macalin Cabdi.

Deeqdaas ayaa naga soo gaartay Guddoomiyaha golaha Dhalinyarada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad goboleedka Koofur galbeed Mudane Yusuf Ali Arab

Jimciyada ayaa u taagan caawinta dadka danyarta ah.

Jimciyada Samafalka Al-wafa'a  ayaa maanta udxiyo  gaarsiisey boqolaal qoys oo ku nool degmada buurhakaba. jimciyada aya...
01/07/2023

Jimciyada Samafalka Al-wafa'a ayaa maanta udxiyo gaarsiisey boqolaal qoys oo ku nool degmada buurhakaba.
jimciyada ayaa u taagan caawinta ummada soomaaliyeed

Madaxa Waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a   Mudane Xasan Macallin Cabdi ayaa kulan la qaatay Gudoomiye ku Xigeen...
14/06/2023

Madaxa Waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a Mudane Xasan Macallin Cabdi ayaa kulan la qaatay Gudoomiye ku XigeenkaJimciyada Samafalka Al-Wafa Mudane Maxamed Xasan Maxamed (engineer Aayow)iyo Xoghayaha Guud Jimciyada Samafalka Al-Wafaa Dr' Sayid Cali Macalin Xuseen

kulanka ayaa diirada lagu saaray Arimaha Horumarinta waxbarashada Jimciyada Al-Wafaa.

Madaxa waxbarashada Alwafa ayaa ugu horeyn Mas'uuliyiinta ugu warbixiyay waxbarashada sanadkaan waxyaalaha u qabsoomay Jimciyada isagoo sidoo kale hor dhigay arimaha Waxbarasho sanadka soo socda loo baahan yahay.

Labada masuul ayaa madaxa waxbarashada Jimciyada Alwafaa ugu mahad celiyay shaqada wanaagsan uu sanadkaan soo qabtay iyagoo ku dhiirigeliyay sanadka soo socda in uu sii kordhiyo shaqada.sidoo kale masuuliyiinta ayaa isla gartay in ay muhiim tahay in sanadkaan la kordhiyo miisaaniyadda iyo mashaariicda waxbarashada.

ugu dambayn kulanka ayaa ku soo dhamaaday isfahan iyo is afgarad.

Gudoomiyaha waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a  Mudane Hassan Mo'alim Abdi ayaa maalintii Koowaad ka qeybgalay T...
16/05/2023

Gudoomiyaha waxbarashada Jimciyada Samafalka Al-wafa'a Mudane Hassan Mo'alim Abdi ayaa maalintii Koowaad ka qeybgalay Tababar labo maalmood soconaayo kaasoo ku saabsan la socodka Miisaanida waxbarashada qaranka.

Tababarkaan ayaa loogu talagalay Xubnaha Ururada Efasom iyadoo ay soo qabanqaabisay Efasome Coalition.
Jimciyada Samafalka Al-wafa'a oo Xubin ka ah Efasom ayaa ku matalaayey gudoomiyaha waxbarashada Hassan Mo'alim Abdi.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay galabta shaacineysaa waqtiga rasmiga ah ee la gali doono Imt...
08/05/2023

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay galabta shaacineysaa waqtiga rasmiga ah ee la gali doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada sare ee Dalka.

MD: SIIDCALI MACALIN GUDDOOMIYAHA MIDOWGA HORUMARINTA OO KAQAYB GALAY TARTANKA QURAAN AQRISKA
06/04/2023

MD: SIIDCALI MACALIN GUDDOOMIYAHA MIDOWGA HORUMARINTA OO KAQAYB GALAY TARTANKA QURAAN AQRISKA

Address

HOOLWADAAG
Mogadishu
252

Telephone

+252615942631

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jimciyada Samafalka Al-wafa'a posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Jimciyada Samafalka Al-wafa'a:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram