Thirty Two Dental Clinic

Thirty Two Dental Clinic 32 🦷 clinic wa xarun caafimad oo aad ka heleyso dhamaan adeegyada caafimad ee la xirira afka iyo ilk

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
23/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic oo hel nadaafad xirfadeysan si aad u hesho dhoolacadeyn caafimaad qabta.
21/04/2026

Nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic oo hel nadaafad xirfadeysan si aad u hesho dhoolacadeyn caafimaad qabta.

Hadii aad u baahan tahay xirista iyo toosinta ilkaha si aad u hesho dhoola-caddeyn qurux badan oo kalsooni leh, nagu soo...
19/04/2026

Hadii aad u baahan tahay xirista iyo toosinta ilkaha si aad u hesho dhoola-caddeyn qurux badan oo kalsooni leh, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic.

11/04/2026

Shan xaaladood oo cadeyneysa in ilkahaagu u baahanyihiin ilko xiris.


07/04/2026

Hadii aad isku aragto calaamadan waxaa muhiim ah in aad booqato dhaqtarka ilkaha.

Ma dareentaa xanuun marka aad cabeyso wax qabow ama kulul?Tani waa xaalad caadi ah oo badanaa ka dhalata xasaasiyadda il...
07/04/2026

Ma dareentaa xanuun marka aad cabeyso wax qabow ama kulul?
Tani waa xaalad caadi ah oo badanaa ka dhalata xasaasiyadda ilkaha, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic.

Dib u soo celi dhoolla-caddeyntaada si aad u muujiso kalsooni iyo farxad, Daryeelka ilkahaaga iyo nadaafad joogto ah aya...
05/04/2026

Dib u soo celi dhoolla-caddeyntaada si aad u muujiso kalsooni iyo farxad, Daryeelka ilkahaaga iyo nadaafad joogto ah ayaa kaa caawinaya qurux dabiici ah.

Sigaar cabistu waxay si weyn u waxyeellaysaa caafimaadka ilkaha, Ka fogaanshaheedu wuxuu kaa caawinayaa ilko nadiif ah i...
30/03/2026

Sigaar cabistu waxay si weyn u waxyeellaysaa caafimaadka ilkaha, Ka fogaanshaheedu wuxuu kaa caawinayaa ilko nadiif ah iyo dhoolla-caddeyn caafimaad leh.

Hadii aad rabto dhaqista ilkaha oo dhameystiran, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic  si aad u hesho ilko nadiif ah ...
28/03/2026

Hadii aad rabto dhaqista ilkaha oo dhameystiran, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic si aad u hesho ilko nadiif ah oo caafimaad qaba.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 10:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252614222260

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Thirty Two Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Thirty Two Dental Clinic:

Share