Al-kowther Hospital

Al-kowther  Hospital πŸ₯ Ku soo dhawaada Al-kowther Hospital 🌟 Addeegyo Caafimaad iyo daawooyin tayo sare leh πŸ’Š

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.
25/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.


π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
23/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

22/04/2026

Goorma ayaad u baahantahay in la baaro indhahaaga?

18/04/2026

Hadii aad tahay hooyo uur leh Muqalkan adiga ayuu kugu saabsan yahayβ€”nala daawo ilaa dhammaadka.

Isbitaalka Al-kowther  Hospital wuxuu ku faraxsan yahay inuu ku dhawaaqo fursad shaqo oo loogu talagalay 2 positionFemal...
11/04/2026

Isbitaalka Al-kowther Hospital wuxuu ku faraxsan yahay inuu ku dhawaaqo fursad shaqo oo loogu talagalay 2 position
Female sonographer ultrasound.

𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀;
βœ”οΈ Xirfado hoggaamineed oo wanaagsan
βœ”οΈ Ugu yaraan 3 sano oo waayo-aragnimo ah (Ultrasound)
βœ”οΈ Shahaado ku saabsan Cilmiga Sonography-ga Caafimaadka
βœ”οΈ Khibrad ku saabsan baaritaannada iyo sawir-qaadista caafimaadka
βœ”οΈ Xirfado wanaagsan oo isgaarsiin iyo wada shaqeyn ah
βœ”οΈ Shahaado xirfadeed oo sax ah
βœ”οΈ Aqoonsi Qaran (ID)
πŸ“… Waqtiga k**a dambaysta ah: 08 April – 30 April
Codso hadda oo qaado tallaabada xigta ee xirfaddaada.

Hadii aad dareemeyso isbeddel dhanka caadada ah ama xanuun joogto ah, nagu soo booqo Al-kowther  Hospital waxaa heegan k...
11/04/2026

Hadii aad dareemeyso isbeddel dhanka caadada ah ama xanuun joogto ah, nagu soo booqo Al-kowther Hospital waxaa heegan kugu ah dhaqtarada haweenka & qaliimadooda.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ 𝐇𝐄𝐀𝐋𝐓𝐇 πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta caafimaadka Adduunka
07/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ 𝐇𝐄𝐀𝐋𝐓𝐇 πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta caafimaadka Adduunka


Hadii aad u baahan tahay baaritaanada    oo dhamaystiran, nagu bsoo booqo Al-kowther  Hospital waxaa heegan kugu ah dhaq...
30/03/2026

Hadii aad u baahan tahay baaritaanada oo dhamaystiran, nagu bsoo booqo Al-kowther Hospital waxaa heegan kugu ah dhaqtarka indha & qaliimadooda.

Hadii aad ka cabaneysaa cudurka   , nagu soo booqo Al-kowther  Hospital  waxaa heegan kuugu ah dhaqtarkeena cudurada guu...
28/03/2026

Hadii aad ka cabaneysaa cudurka , nagu soo booqo Al-kowther Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarkeena cudurada guud.

Address

Agagaarka Hotel Guuleed, Wadada Balcad
Mogadishu
00100

Telephone

+252614796666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-kowther Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al-kowther Hospital:

Share

Category