17/02/2021
waxaa Macaamiisheena sharafta Leh lagu wargalinayaa in Maalinka sabtida ee 20/2/2020 in Dhakhtarada Cudurada Haweenka ay Toos u shaqa bilaabi doonto inshalaah
waxaa sidoo kale loogu bishaaraynaa in Numberka & Computerka mudo Laba isbuuc ah ay tahay Free
waxii faahfaahin ah la xariir : 0611224244 / 0611224255 / 652576