Hiil Qaran

Hiil Qaran Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil Qaran, Mogadishu.

07/02/2025

Halyeey cali jayte iyo xogga dalka xoreenta khawaariijta jicibow iyo beerayabaal

Hambalyo waziirka cusub ee wasarada amniga dowlad gobaleedka koonfur galbeed sarkaal amniga iyo xoreenta dalka kasoo qay...
06/06/2022

Hambalyo waziirka cusub ee wasarada amniga dowlad gobaleedka koonfur galbeed sarkaal amniga iyo xoreenta dalka kasoo qayb qaatay maxamed isak abdi reer konfur galbeed oo xora kaa sugaynaa insha allaah

12ka april hambalyo dhamaan sareeyayaasha saraakiisha sarakiil xigeenada aliflayda dablayda XDS Xasaskooda iyo caruurtoo...
11/04/2022

12ka april hambalyo dhamaan sareeyayaasha saraakiisha sarakiil xigeenada aliflayda dablayda XDS Xasaskooda iyo caruurtooda Dalkaan meel fogbaa laga keenay rag baa nafta uhuray ragbaa dhiigoodi u daadshay ragbaa godka ugalay ragbaa ku naafoobay ragbaa wali utagaan oo difacanayaa

16/11/2021

Ciidanka poliska check pointiyada guur guura ee looyaqaano M v c p waaku amanayihiin shaqada dadka iyo diinta dalka aad uhaysaan waan idinkaga mahad celinaynaa

HANASHADA MUSTAQBALKA  DALKA DALJIRAA DA YAR
15/11/2021

HANASHADA MUSTAQBALKA DALKA DALJIRAA DA YAR

Talye jamac Furux Role model SNA YOUNG OFFICERS FULL COMMANDER GULAYSO TALYE
15/08/2021

Talye jamac Furux Role model SNA YOUNG OFFICERS FULL COMMANDER GULAYSO TALYE

Sarkaal dhalinyaraa oo qalbi wanagsan mustaqbalka holkara dacadnimo shaqa wanaag feejigan talye jamac Furux gulayso taly...
26/07/2021

Sarkaal dhalinyaraa oo qalbi wanagsan mustaqbalka holkara dacadnimo shaqa wanaag feejigan talye jamac Furux gulayso talye nabadi korkaaga ha ahaato

Hambalyo Hambalyo Waa Sarakiil Katirsan Gutada 16aad  Kumandoska Xoga Dalka Ee Danab Oo La Dalacsiiyay
25/07/2021

Hambalyo Hambalyo Waa Sarakiil Katirsan Gutada 16aad Kumandoska Xoga Dalka Ee Danab Oo La Dalacsiiyay

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Avv.Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka Arimaha Dibadda XFS Maxamed Cabdiri...
22/07/2021

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Avv.Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka Arimaha Dibadda XFS Maxamed Cabdirisaaq Ayaa muqdisho Waxa ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Arimaha Dibadda Airland Simon Coveney, T.D. Ee Dalka Areland iyo Xubno kale oo la Socday.

Alaha unaxristo walalkeen maxamed abdiwahid farah  kuma ilaabi doono qalbiyadeena ayaad baaqi ku ahaan doontaa inta aan ...
21/07/2021

Alaha unaxristo walalkeen maxamed abdiwahid farah kuma ilaabi doono qalbiyadeena ayaad baaqi ku ahaan doontaa inta aan noolnahay waa malinkii labaad ee CIDUL ADXA waxaan idinka codsanaynaa qofkasta oo Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ inuu uduceeyo walalkeen shahiid

Ciidan Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Waxay deeq raashiin ah Gaarsiiyeen Xarunta Maama Ugaaso...
17/07/2021

Ciidan Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Waxay deeq raashiin ah Gaarsiiyeen Xarunta Maama Ugaaso Rehabilitation Center oo lagu xanaaneeyo Caruurta Darbi jiifta ah oo laga soo Aruuriyay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Hadafka Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa ah in Gacanna Cadowga ay Kula Dagaalaan Gacanna Shacabkooda ay Ku Caawiyaan.

Horseed Sports Club oo sawir ah viva horseed
16/07/2021

Horseed Sports Club oo sawir ah viva horseed

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram