Hudeyfa Academy

  • Home
  • Hudeyfa Academy

Hudeyfa Academy Hudeyfa Academy waa xarun waxbarasho oo gaar loo leeyahay, waxey bixisaa xirfadaha Nuucyadooda kala duwan. Soo dhawaaw.
(3)

03/08/2025
29/07/2025
28/07/2025

World hepatitis Day- Walaal istalaal oo horey u gaar isbitaalka.

Feedback.

23/07/2025

Short documentary.

Diiwaangelinta arday cusub oo qeybta caafimaadka ah.
22/07/2025

Diiwaangelinta arday cusub oo qeybta caafimaadka ah.

Welcome to our Academy, where sincerity met social expertise.
15/07/2025

Welcome to our Academy, where sincerity met social expertise.

Maanta oo aheyd maalin ka mid ah waqtiyadeenii waxbarashada waxaan si faah-faahsan uga hadalnay Cilmiga Nursing-ka ee ka...
13/07/2025

Maanta oo aheyd maalin ka mid ah waqtiyadeenii waxbarashada waxaan si faah-faahsan uga hadalnay Cilmiga Nursing-ka ee kalkaaliyaha. Waxaana ardayda la wadaagnay qaar ka mid ah masuuliyadaha kalkaaliyaha.

Primary responsibilities of the Nurse.

Vedio👀

Somali independence Day 1-da luuliyo.
01/07/2025

Somali independence Day 1-da luuliyo.

Asc dhammaan ardayda iyo bahda jacel barashada xirfadaha waxa uu machadka Hudeyfa Academy ku wargelinayaa inuu qaadanaay...
30/06/2025

Asc dhammaan ardayda iyo bahda jacel barashada xirfadaha waxa uu machadka Hudeyfa Academy ku wargelinayaa inuu qaadanaayo ardayda baraneysa Xirfadaha graphic Design, Vedio editing, Digital Camera iyo Saxaafada.

Isdiiwaan gelintu waxey ka socotaa xarunta machadka ee horay u gaar.

Wixii faahfaahin ah la xirii whatsapp-number-ka 0618967177.

Akadeemiyada Hudeyfa Waxay UmmaddaSoomaaliyeed Ugu Hambalyeynaysaa 65-Sano Guuradii Kasoo Wareegtay Maalinta Xorriyadda ...
25/06/2025

Akadeemiyada Hudeyfa Waxay Ummadda
Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaysaa 65-Sano Guuradii Kasoo Wareegtay Maalinta Xorriyadda Gobollada Waqooyi 26-Ka Juun
1960, Kuna Beegan Maalintii Ugu
Horreysay Ee Calanka Buluugga Ah Ee
Cawaale Laga Taago Ciidda
Soomaaliyeed. Waa Maalin Aan Dib U Milicsanno Halgankii, Geesinimadii lyo Himilladii Shacabka Soomaaliyeed.
Hambalyo Dhammaan Ummadda
Soomaaliyeed Meel Walboo Ay Joogaan.

Address

St;TB, Hospital Between Guri-el Hotel And TB Hospital

NONE

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252618967177

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hudeyfa Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hudeyfa Academy:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram