Dr Malin

Dr Malin Medical page
Updated Medical news and reports
Updated Clinical trials and Articles

Vaccines are one of the most successful public health interventions, saving millions of lives and improving health world...
29/11/2024

Vaccines are one of the most successful public health interventions, saving millions of lives and improving health worldwide.

World Pneumonia Day-November 12, 2024"Every Breath Counts: Stop Pneumonia in Its Track." – the theme for World Pneumonia...
12/11/2024

World Pneumonia Day-November 12, 2024

"Every Breath Counts: Stop Pneumonia in Its Track." – the theme for World Pneumonia Day 2024.

Pneumonia is the single biggest infectious killer of adults and children in the world

24 Oktoobar – Maalinta Cudurka Dabaysha.Soomaaliya ayaa xustay maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha si kor loogu qa...
25/10/2024

24 Oktoobar – Maalinta Cudurka Dabaysha.

Soomaaliya ayaa xustay maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan muhiimada uu leeyahay tallaalka dabaysha si loo badbaadiyo ilmaha Soomaaliyeed.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Dadka uu saameeyay cudurka Dabaysha, xirfadlayaasha caafimaadka, hoggaamiyeyaasha bulshada, la-hawlgalayaasha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ayaa dhammaantood muujiyay muhiimadda ciribtirka cudurka Dabeysha.

Cudurka Dabeyshu waa cudur halis ah laakiin laga hortagi karo.

Hadii aan nahay shaqaalaha caafimaadka safka h**e, waxaa naga go'an in aan cwadankeena ka ciribtirno cudurkaan iyadoo iyadoo Tallaalka la gaarsiinaayo dhamaan Ilmaha Soomaaliyeed.

Waxaan ku boorineynaa dhamman waalidiinta Soomaaliyeed inay ilmahooda ka tallaalaan cudurkaan halista ah.

Congratulations Dr SUleiman
13/10/2024

Congratulations Dr SUleiman

Hambalyo Dr Dalmar
13/10/2024

Hambalyo Dr Dalmar

Mogadishu Somali Türkiye Training and Research Hospital (Ex digfer) oo ah isbitaalka ugu weyn uguna hormarsan wadankeena...
09/10/2024

Mogadishu Somali Türkiye Training and Research Hospital (Ex digfer) oo ah isbitaalka ugu weyn uguna hormarsan wadankeena Soomaaliya ayaa markale fursad shaqo iyo mid waxbarasho usoo bandhigay dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Isbitaalkaan ayaa maalintii u shaqeeya wax ka badan 1800 bukaan, wuxuuna leeyahay wax ka badan 254 sariirood.

Aad bay u mahadsanyihiin Wasaarada Caafimaadka Soomaliya iyo Dawlada Turkiga oo iska kaashaday taabagelinta iyo maamulida isbitaalkaan.

04/10/2024

Types of Vaccines and how it works?

Principles of the Life Course Vaccination (LCA) of the vaccination focuses on six elements of a national health system;1...
02/10/2024

Principles of the Life Course Vaccination (LCA) of the vaccination focuses on six elements of a national health system;
1: Advocacy
2: Financing
3: Person-centered services
4: Human resource
5: Information System
6: Equity

Do you know that communicable diseases are the leading cause of death for Somali people, which is responsible for more t...
01/10/2024

Do you know that communicable diseases are the leading cause of death for Somali people, which is responsible for more than 45% of Years of Life Lost (YLL).

Vaccine-preventable diseases such as measles, cholera and pertussis pose significant burden, an indication of the low coverage of vaccination.

Source: Essential Package of Health Services (EPHS) Somalia, 2020

30/09/2024

Faham ka qaado Tallaalka

Address

Wadnaha Street
Mogadishu
NONE

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615684953

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Malin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Malin:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category