Dr cabduqaadir Maxamed macallim

Dr cabduqaadir Maxamed macallim dhaqtarka Cudurada guud iyo wadnaha Waxaa la iga heals is isbitalka Somali specialist hospital

23/10/2025
12/10/2025

DR CABDULQAADIR MACALLIM
DHAQTARKA CUDURADA GUUD IYO WADNAHA
SOMALI SPECIALIST HOSPITAL
GOOBTA: DEGMADA HODAN XAFADA K.P.P JIDKA WADNAHA
TELL: 0615128547.

Daaweynta Dhagaxa Xameetida qaliin la'aanFaafahin wac 61 3366603/611399932
05/10/2025

Daaweynta Dhagaxa Xameetida qaliin la'aan
Faafahin wac 61 3366603/611399932

Soo booqo Dhaqtarka Cudurada Guud & wadnaha| Faahfaahin wac: 61 3366603/613366604
28/09/2025

Soo booqo Dhaqtarka Cudurada Guud & wadnaha
| Faahfaahin wac: 61 3366603/613366604

11/07/2025

Waxaa isbitaalka qeybta emergency la igu keenay aaba ciise oo xaalkiisa aad uxamay. Marka la keenayay wuxuu ku jiray xaalad semiconscious ah, ogaal badan ma leheen, carabkiisa wuu cuslaa dhiigkarna wuu qabay lkn iskuma ogeyn.
Allaa mahad leh waxaan ku guulestay inaa la tacaalo xaladiisa sida ugu dhaqsjyaha badan.

Sidaa hada ujeedan aaba ciise wuu soo kabsanayaa allaa mahad leh, wuxuu umahadcelinayaa anigoo ah Dhaqtarkiisa iyo dhamaan shaqaalaha isbitaalka

📞 Wixii faahfaahin ah & ballan:
0611399932 / 613366603

📍 Somali Specialist Hospital – Mogadishu
"Daryeel Caafimaad oo Qoto Dheer Leh"\=====

26/06/2025

Muno mohamed ali
waxey ka cabaneysey Dhagaxaanta xameetida daaweyn aan usamenay hadda way cafimaad qabtaa
xarunta isbitaalka waxey ku talaa kpp hodan
Faahfaahin wac 0611399932/613366603

25/06/2025

Ajakis Yare wuxuu markii h**e ka cabanayey bog xanuun, calool xanuun, iyo gaas badan oo caloosha ku urura.
Waxaa lasoo gaarsiiyey xarunta caafimaad waxaana si toos ah u qaabilay Dr. Cabduqaadir Macallim, oo ah dhaqtar ku takhasusay cudurrada guud iyo wadnaha.
Waxaa loo sameeyay baaritaan iyo daaweyn caafimaad, waxaana haatan xaaladiisu tahay mid wanaagsan.
Hadda wuu caafimaad qabyaa
📞 Faahfaahin kala xiriir: 0611399932/613366603

𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗮𝗺𝗲𝗲𝘁𝗶𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮, 𝗤𝗮𝗹𝗹𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗮’𝗮𝗮𝗻!Somali Specialist Hospital-Mogadishu wuxuu si guul leh u dawee...
23/06/2025

𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗮𝗺𝗲𝗲𝘁𝗶𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮, 𝗤𝗮𝗹𝗹𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗮’𝗮𝗮𝗻!
Somali Specialist Hospital-Mogadishu wuxuu si guul leh u daweeyay in ka badan 3,000 bukaan muddadii u dambeysay, iyadoo aan la isticmaalin qalliin.
Kpp.degmada hodan
WIXII FAAFAHIN 61 3366603/611399932

23/06/2025

Hadii aad kadareemesid dhanka Xameetida xanuun Sooboqo Somali specialist hospital kpp hodan wac 0611399932

21/06/2025

𝗜𝗹𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗯𝗱𝗶
Ilhaan ismaan abdi waxey ka cabaneysey Calool xanuun,Bog Xanuun,wadno xanuun dibiro Caloosha ah iyo Tabar dari
Waxaa Lasoo Gaarsiiyey Xarunta Isbitaalka Waxaana Qaabilay Dhaqtarka Cudurada Guud & wadanaha Ee Isbitaalka Dr Cabduqaadir Macallim.
Faahfaahin wac 0611399932/613366603

Address

Kpp Hodan Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+79991381417

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr cabduqaadir Maxamed macallim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr cabduqaadir Maxamed macallim:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram