23/06/2023
WAXTARKA BAAMIYAHA IYO CAAFIMAADKA KU JIRA WAX KA OGOW.
Baamiyuhu Waxu Ka Mid Yahay Qudaarta Adka Manaafic u Leh Jirka Bani aadanka Waxyabo badan oo ad ugu fiican Caafimadka aya laga Helaa.
Warbixino Lagu Sameye Waxa U Taro & Faa Idooyinka Laga Helo Waxa La Ogade inta Badan Cudurada Daaha in Xakameyo Waxyeladoda Marka Lo Istricmalo Si Joogta Baamiyuhu.
Maadoyinka uu ka kooban yahay Baamiyuhu Waxaa ka mid ah Fibers, Sugar, Vitamin K, Potassium, Vitamin C, Magnesium, Calcium, Vitamin B6, Vatamin B12, Vitamin A, & Folate
Shaqoyinka ugu Horeyo u Qabto Wax ka kim ah
1-waa Antioxidants in u ka Qeyb Qaato kor u qaadista Hab Difaaca jirka iyo in u yareeyo Waxeleda so gaari karto Cafiamdka Qofka
2-Baamiyuhu wuxuu ka qeyb kata Hab saocoda iyo Kor u Qaadista Shaqoyinka wareega dhiiga Wadnaha iyo Xididihisa.
3-Madooyinka Vitmains & Macdanta u ka koban yahay Baamiyaha waxa ay kor u Qaadaan Dhiiga kana hor Tagaan In u ku Yaraado Qofkan u ku dhaco Anemia ama Dhiig la aan.
4-Baamiyuhu Maadooyin Kujira Waxa ad u Anfacaan Koritaanka Murqaha Sedahay Adkaanshaha Lafaha & Carjowda Ku Jirta Kala Baxyada
5-Baamiyuhu Sidoo Kale Waxu Ka Hortagaa Sameysanka Dufan Xaddhaaf ah Dhank Beerka iyo in u yareeyo Waxyelada Dhiiga karka iyo kaadi Macaanka.
6-Baamiyuhu Maadooyin Kujira Waxee kor u Qadaan Difaaca Jirdhka iyo Habdhiska Unugyada Difaaca Dhiiga waxey aad u Yareyaan Cudurada Maqaarka Indhaha iyo Daadashada Timaha
7-Baamiyuhu Dhanka Dhefshiidka Waxu kor u khaadista so Sarista Dhiceemada ey u baahan tahay Calooosha So Sarista Unugyada Proteins ka qeyb Qaataan Dhefshiidka & Soo saarista Dhecaanka Muhiim ka Insuline.
8-Baamiyuhu Sidoo Kale Wuxuu Hoos U Dhigaa ama Dhimaa Misaanka Saa idka Qofka ama Cayilka Adigoo Laseymenaya Jimicsi ama almento.
Baamiyuhu waxa u isticmaali kartaa siyaaboyin kala duwan sida cabitaan qudaar ahaan iyo in aad karsato ama rashinka ku darsato.
MAHADSANIDIIN DR. MOAHAMED LIBAN MOAHAMED