Cali yarr

Cali yarr It is the only Clinical dedicated to the prevention, diagnosis and treatment of tropical diseases.

23/07/2023
22/07/2023

𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛
Waxaan dhammaan bulshada ku xiran 𝗗𝗿. 𝗙𝗮𝗶𝘇𝗮 𝗖𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰 la ogeeysiinayaa in Dr. 𝐅𝐚𝐢𝐳𝐚 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛 oo ah dhaqtarad ku takhasusday 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗳𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝘆𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗷𝗮𝗯𝘁𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝗿𝗮𝗮𝗯𝗼𝘄𝗴𝗮, 𝗶𝗻𝗳𝗲𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮, 𝗰𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗵𝗼𝘄𝗴𝗮, 𝘀𝗵𝘂𝗯𝗮𝗻𝗸𝗮, 𝗴𝗼𝗼𝗿𝘆𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻, 𝗾𝗮𝗮𝘅𝗮𝗱𝗮 (𝗧𝗶𝗶𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮), 𝗾𝗮𝗮𝗿𝗷𝗲𝗲𝘅𝗮, 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝘂𝗿𝗸𝗶𝗶𝗶𝘁𝗮𝗱𝗮.
waxay muddo ku maqneyd safar dalka dibadiisa ah.
dalka ayay dib ugusoo laabtay isla markaana waxay qaabilidoonda bukaanada.
Dhaqtarada oo horay looga bartay daaweyn heer sare ayaa diyaar kuugu ah xarunta 𝗗𝗿. 𝗙𝗮𝗶𝘇𝗮 𝗖𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰.

Maalinta Duumada AdduunkaToday is  , a reminder that we must continue the fight against this preventable and treatable d...
25/04/2023

Maalinta Duumada Adduunka

Today is , a reminder that we must continue the fight against this preventable and treatable disease. Let's work together to raise awareness, promote prevention measures, and ensure access to effective treatment for all. "

Dr. Faiza Clinic Waxay  umadda muslimiinta ah ugu hambalyeeynaysaa munaasabada ciidul fitriga.ciid wanaagsan
20/04/2023

Dr. Faiza Clinic Waxay umadda muslimiinta ah ugu hambalyeeynaysaa munaasabada ciidul fitriga.
ciid wanaagsan

23/03/2023

Ramadan Mubarak ☪️

Baaris Tayo leh ayaa ka heleysa xaruntaDr. Faiza Clinic
10/01/2023

Baaris Tayo leh ayaa ka heleysa xaruntaDr. Faiza Clinic

Jimco Wanaagsan.Dr faiza clinic
23/12/2022

Jimco Wanaagsan.
Dr faiza clinic

جمعة مباركةDr Dr. Faiza Clinic
15/12/2022

جمعة مباركة

Dr Dr. Faiza Clinic

Dr. Faiza Clinic Waxay Kaa Daaweenaysaa Cudurada Faafa Iyo Kuwa Ku Dhaca Neefmareenka Iyo Saablayda.Lakulan dhaqtarada o...
12/12/2022

Dr. Faiza Clinic Waxay Kaa Daaweenaysaa Cudurada Faafa Iyo Kuwa Ku Dhaca Neefmareenka Iyo Saablayda.
Lakulan dhaqtarada oo qibrad dheer u leh in ka badan 10 sano daaweenta cudurada faafa iyo kuwa ku dhaca neefmareenka iyo saablayda

Dr. Faiza Clinic

Address

Jidka Sodonka Isgooska Baar U Bax
Mogadishu
252

Opening Hours

07:00 - 16:15

Telephone

+252610425338

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali yarr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram