02/02/2022
Xaafiska GMC ee muqdisho waxu bukaamada soomaliyed ugu bishaareynaya in isbitalka LIV Turkiga uu uso kordhiyay iney VISAHA caafimaadka ee Turkiga ay online ku heli doonaan muddo asbuuc gudaheed ah ayaga oo aan marin safaaradda Turkiga ee Somaliya.