Dr Abdulrahman Abas Osman

Dr Abdulrahman Abas Osman Dhakhtarka qalliinka iyo daaweenta cudurada lafaha, jilbaha,simaha,lafdhabarta, iyo qalliimadooda.

01/01/2021

Happy friday

Xanuunka iyo xannibnaanta xubinaha garabaha -Frozen shoulder (Adhesive capsulitis)Ma dareentaa xanuun iyo xadidnaan dhaq...
14/08/2020

Xanuunka iyo xannibnaanta xubinaha garabaha -Frozen shoulder (Adhesive capsulitis)

Ma dareentaa xanuun iyo xadidnaan dhaqdhaqaaqa xubinta garabka.
Dr Abdulrahman Abas oo ku takhasusay lafaha ayaa diyaar kuugu ah isbitaalka takhasusiga Daru Alshifa.

Xubinta garabka waa xubinta ugu dhaqdhaqaaqa badan xubnaha bini aadamka waana xubinta kaliya oo sameen karo wareeg dhameestiran 360 degree (Circumduction).
Waa maxay frozen shoulder ama garabaha oo xayyirmo dhaqdhaqaaqi laga rabayna sameen waayo.
Frozen shoulder waa xaalad caabuq (inflammation) kuna timaado capsuleka ama dahaarka sameeyo xubnaha garbaha sababtana xanuun iyo xadidnaan xubinta garabka dhaqdhaqaaqeeda.
Waxeyna noqon kartaa xaalada degdeg ah ama hal mar soo booday iyo xaalad soo jiitameysay.
A. Xaalada soo boodada ah (Acute) badana waxey la xariirtaa trauma ama jug ku dhacday garabka waxaana lagu gartaa xanuun hal mar kusoo boodo garabka sababana iney xubinta dhaqaaqi weyso waxaana loo yaqaanaa (adhesive capsulitis).
B. Xaalada labaad waa xaalad soo jiitanta ama waqti qaadata
waxeyna martaa 3 heer oo kala duwan:
1. Heerka 1aad (freezing phase) waxaana lagu gartaa xanuun aad u daran habeenkina u badan iyo xubinta garabka oo dhaqdhaqaaqa gabta guud ahaanba wuxuuna qaataa 3 bilood.
2. Heerka 2aad (frozen phase) waxaana lagu gartaa xanuuna ka yar heerka 1aad dhaqdhaqaaqa xubintana xadidanyahay.wuxuuna qaataa 6 bilood.
3. Heerka 3aad (thawing phase) ama heerka dhalaalida xubinta wuxuuna qaataa 12 bilood waxaana lagu gartaa xanuunka oo aad uga yaraado sidi h**e iyo xubinta oo dhaqdhaqaaqeeda usoo laabto.
Hadaba hadaad isku aragto xanuun garbaha ah iyo xadidnaan ama xirnaan dhaqdhaqaaqa garbaha (pain and restriction of shoulder joint). Fadlan la xariir dhakhtarka lafaha.
Dr Abdirahman waxaad ka heleysaa isbitaalka daru alshifa maalinwalba 8:00am -4:30pm marka laga reebo jimcaha.

CIID WANAAGSANHAPPY EIDعيد سعيد تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
30/07/2020

CIID WANAAGSAN
HAPPY EID
عيد سعيد
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

30/07/2020
11/07/2020

Hi there,

You are invited to a Zoom webinar.
When: Jul 13, 2020 06:30 PM India
Topic: Live Webinar on "Impact of COVID-19 on Orthopaedic Patients-Surgeon's Perspective"

Register in advance for this webinar:
https://zoom.us/webinar/register/WN_PCMkJWEpSYOxXK8wxKdgBg

Host : Dr. Mannu Bhatia (Max Healthcare-India)

Chief Guest : Dr. Khalid A. Batterjee

Moderator : Dr. Mohammad Hutaif

Observer : Dr. A. Rehman Abbas Osman

Panelists : -

1. Dr. Samuel Hailu
2. Dr. Izzeldien Hassan Bayin
3. Dr. Sunday Salami
4. Col(Dr. ) Adari George
5. Dr. Taiwo Femi Olu

Requesting everyone to resgister & participate in the Webinar.

Thanks & Regards
Dr Abdulrahman Abas

Welcome to the official page of Dr Abdulrahman abasOthopedic and traumatologist. Kusoo dhawaada pageka rasmiga ah ee Dr ...
08/07/2020

Welcome to the official page of Dr Abdulrahman abas
Othopedic and traumatologist.
Kusoo dhawaada pageka rasmiga ah ee Dr Abdulrahman Abas
Dhakhtarka daaweenta iyo qallimada lafaha.

Address

Makka Almukarrama Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:30
Sunday 08:00 - 16:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdulrahman Abas Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdulrahman Abas Osman:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category