28/03/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ, isagoo kaashanaya ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ฒรผ๐ณรผ ๐๐จ๐ค๐ญ๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ซฤฑ (๐๐๐), wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed ku wargelinayaa inuu bilaabi doono Ololaha Qalliinka iyo Daaweynta Cudurrada Haweenka iyo Isu-furanka (Fistula), kaas oo lagu bixinayo adeegyo qalliino takhasus ah oo bilaash ah.
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ ๐๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐ก๐: 21 Abriilโ28 Abriil 2026
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: Isbitaalka Banadir, Muqdisho
Dhammaan bukaanada u baahan adeegyadan waxaa lagu dhiirigelinayaa inay si degdeg ah isu diiwaangeliyaan, maadaama waqtiga ololaha uu yahay mid kooban.