Barbaar Youth Wellness

Barbaar Youth Wellness Barbaar Youth Wellness waxaa ay ka shaqaysaa caafimaadqabka maskaxeed ee dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxa aan idiin soo diraynaa salaan iyo hambalyo ku aadan curashada bisha barakaysan ee Ramadan. Waxa aan Alle ka tuugayn...
17/02/2026

Waxa aan idiin soo diraynaa salaan iyo hambalyo ku aadan curashada bisha barakaysan ee Ramadan.

Waxa aan Alle ka tuugaynaa caafimaad iyo xasilooni aan ku gudano waajibaadka bishaan ramadaan, Soonka, salaadda iyo Ducadana naga aqbalo.

🌙

07/02/2026
Dadkayga Soomaalida ma daneeyaan caafimaadka maskaxda, laakiin aniga ahmiyadda 1aad ayaan siiyaa, waayoo waa qeyb kamida...
04/02/2026

Dadkayga Soomaalida ma daneeyaan caafimaadka maskaxda, laakiin aniga ahmiyadda 1aad ayaan siiyaa, waayoo waa qeyb kamida daryeelka iyo kobcinta naftayda.

10 kaan qodob waxaa ay wax ka badalayaan habfikirkaaga ku aadan nolosha iyo sida uu u wajahayso. YouTube ka daawo👇
02/02/2026

10 kaan qodob waxaa ay wax ka badalayaan habfikirkaaga ku aadan nolosha iyo sida uu u wajahayso.

YouTube ka daawo👇

10 kaan qodob waxaa ay wax ka badalayaan habfikirkaaga ku aadan nolosha iyo sida aad u wajhayso.Fadlan ku xirnow Barbaar Wellness iyo barnaamijtayda la xarii...

Maxaa keena Niyadjabka faraha badan?Haddii aad dareemayso niyadjab Ogoow waa dareen kooban oo laga bixi karoHaddii aad u...
31/01/2026

Maxaa keena Niyadjabka faraha badan?

Haddii aad dareemayso niyadjab Ogoow waa dareen kooban oo laga bixi karo

Haddii aad u baahan tahay latalin gaar ah, fadlan la soo xariir Barbaar Wellness.

Haddii aad dareemayso walwal, murugo, ama culays aan la xamili karin – waxaad xaq u leedahay in aad hesho qof ku dhageys...
26/01/2026

Haddii aad dareemayso walwal, murugo, ama culays aan la xamili karin – waxaad xaq u leedahay in aad hesho qof ku dhageysta, fahma, oo ku taageera.

Hadda la soo xariir Barbaar Wellness oo qabso balanta dhakhtar cilminafsi oo xaaladdaada fahmaya 👇

https://barbaar.org/wacan-therapy

Sidee lagu helaa Diirad aad waxbadan ku qaban karto?Dabcan ma akhrin kartid buug, sidoo kale ma samayn kartid kulan adig...
21/01/2026

Sidee lagu helaa Diirad aad waxbadan ku qaban karto?

Dabcan ma akhrin kartid buug, sidoo kale ma samayn kartid kulan adiga oo aan taleefanka fiirin.

Haddaba xalka waa maxay?

Akhriso warbixintaan

Xakamaynta nafta waa farsamada lagu gaaro waxjoogtaynta.
18/01/2026

Xakamaynta nafta waa farsamada lagu gaaro waxjoogtaynta.

Sidee loo dajiyaa Yool cusub?
01/01/2026

Sidee loo dajiyaa Yool cusub?

qor yoolal cadcad kuwaasi oo la gaari karro. tababarka waxaa soo jeedinaya ustaad Daljir Abdullahi. ka dhig sanadka cusub ee 2026 midkii aad xaqiijin lahayd ...

Waxaa inoo qabsoomay laba kulan oo kamida tababarka Dajinta yoolasha sanadka cusub ee 2026.Waxaa haray kulan 3 aad oo dh...
24/12/2025

Waxaa inoo qabsoomay laba kulan oo kamida tababarka Dajinta yoolasha sanadka cusub ee 2026.

Waxaa haray kulan 3 aad oo dhacaya Khamiista 8:00 pm Habeenimo ( Waqtiga Soomaaliya)

Si aad uga soo qeybgasho ku soo biir WhatsApp community ga Barbaar
👇
https://chat.whatsapp.com/H9XXDEdFKO1FOWahOxiFtf?mode=hqrt2

Waxa aan caawa qabanaynaa kulanka koowaad ee tababarka: Hagidda Dajinta yoolasha 2026Waqtiga : 8:00 pm fiidnimo (waqtiga...
21/12/2025

Waxa aan caawa qabanaynaa kulanka koowaad ee tababarka: Hagidda Dajinta yoolasha 2026

Waqtiga : 8:00 pm fiidnimo (waqtiga geeska Afrik)

Halkaan soo raac marka waqtiga la gaaro. 
Google Meet link 👇

https://meet.google.com/emj-jubw-vmh

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barbaar Youth Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Barbaar Youth Wellness:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram