Hospital Uniso

Hospital Uniso Hospital Uniso is a healthcare provider offering quality care.

Daryeelka caafimaad ee hooyada waa bilowga nolol caafimaad leh ๐ŸคIsbitaalka Jaamacadda Soomaaliya waxa uu bixiyaa adeegyo...
25/04/2026

Daryeelka caafimaad ee hooyada waa bilowga nolol caafimaad leh ๐Ÿค
Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya waxa uu bixiyaa adeegyo dhameystiran oo loogu talagalay hooyooyinka uurka leh.

https://www.hospitaluniso.so/appointment

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.
24/04/2026

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.



Haddii aad aragto calaamado sida calool xanuun, ciladaha dheefshiidka, qandho ama qufac badan, ha iska indha tirin lakul...
22/04/2026

Haddii aad aragto calaamado sida calool xanuun, ciladaha dheefshiidka, qandho ama qufac badan, ha iska indha tirin lakulan dhaqtarkeena caruurta ๐——๐—ฟ- ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป.

https://www.hospitaluniso.so/appointment




Yaa U Baahan Computer-ka Wadnaha (ECG)?Caafimaadka wadnahaaga waa mudnaanta koowaad โค๏ธ
21/04/2026

Yaa U Baahan Computer-ka Wadnaha (ECG)?
Caafimaadka wadnahaaga waa mudnaanta koowaad โค๏ธ

Baaritaannada caafimaadku ma ahan kaliya cabbir, waa furaha lagu ogaanayo xaaladdaada caafimaad si loo helo xal degdeg a...
15/04/2026

Baaritaannada caafimaadku ma ahan kaliya cabbir, waa furaha lagu ogaanayo xaaladdaada caafimaad si loo helo xal degdeg ah.

13/04/2026

๐——๐—ฟ. ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป, oo ah dhakhtarka carruurta ee Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya, ayaa fariin wacyigelin ah oo ku saabsan in qandho iyo qufac kaste aan la siin qalajiye.

โœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: ๐Ÿ”— https://www.hospitaluniso.so/appointment

waxaan ugu talagalnay qayb gaar ah oo loogu adeego dhallaanka iyo caruurta, annagoo bixinayna daryeel tayo leh iyo baari...
09/04/2026

waxaan ugu talagalnay qayb gaar ah oo loogu adeego dhallaanka iyo caruurta, annagoo bixinayna daryeel tayo leh iyo baaritaanno dhammaystiran.

โœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: ๐Ÿ”— https://www.hospitaluniso.so/appointment



๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ - ๐Ÿณ ๐—”๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—นMaanta oo kale, waxaan xuseynaa Maalinta Caafimaadka Adduunka, Isbitaalka Jaamaca...
07/04/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ - ๐Ÿณ ๐—”๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—น
Maanta oo kale, waxaan xuseynaa Maalinta Caafimaadka Adduunka, Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) wuxuu mar walba u taagan yahay inuu bulshada Soomaaliyeed siiyo adeeg caafimaad oo tayo leh, isla markaana ku dheehan tahay daryeel iyo naxariis.



๐—›๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐Ÿฎ๐Ÿฐ/๐Ÿณ: ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€โ€™๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ.Annagoo ku siinayna adeegyo caafimaad oo leh tayo sare, daryeel naxariis...
04/04/2026

๐—›๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐Ÿฎ๐Ÿฐ/๐Ÿณ: ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€โ€™๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ.
Annagoo ku siinayna adeegyo caafimaad oo leh tayo sare, daryeel naxariis leh, iyo kalsooni buuxda ๐—›๐—ฎ๐—ฟ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป.

โœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: ๐Ÿ”— https://www.hospitaluniso.so/appointment



Calaamadaha kansarka mararka qaar waa kuwo la iska indho tiri karo, balse muhiim ah in la ogaado!โœ…Daal iyo tabar-darro j...
31/03/2026

Calaamadaha kansarka mararka qaar waa kuwo la iska indho tiri karo, balse muhiim ah in la ogaado!

โœ…Daal iyo tabar-darro joogto ah
โœ…Buro jirka kasoo baxda
โœ…Isbeddel ama koritaan aan caadi ahayn oo unugyada dhiigga ah




Address

Holwadaag Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hospital Uniso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category