Xarunta Sheikh Jini Ceejiye

Xarunta Sheikh Jini Ceejiye QU.RAANKA ALLE AYAA DAAWO KUGU FILAN ISKU DAWEY QURAANKA WALAAL HADII AD ISAGA SHAKISANTAHY SHAYADHIN

11/02/2026

Sheikh Jini Ceejiye Oo u Duceeyay Dadkii Khamiistii H**e Waqtiga ilaaliyay Hadana U Sheegay Bari Oo Khamiis Ah iney ilaaliyaan Waqtiga insha Allah

21/01/2026

Sheikh Jini Ceejiye Oo Sheegay Bari Oo Khamiis Ah iney tahay Lacag La,aan Xarunta

03/01/2026

Jini Caashaq Ah Oo Gabadhaan ka Qeylinaayay iyo Sheikh Jini Ceejiye Maxaa Kala Qabsaday Maanta kala xiriir Sheikha 0615501484

بلغني خبر وفاة أمِّ القارئ الشيخ حسن الواجدي   إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ. اللهم ارحمها رحمةً واسعة، وا...
23/12/2025

بلغني خبر وفاة أمِّ القارئ الشيخ حسن الواجدي إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.

اللهم ارحمها رحمةً واسعة، واغفر لها، وعافِها واعفُ عنها،
وأكرم نُزُلَها، ووسِّع مُدخَلَها، واجعل قبرَها روضةً من رياض الجنة،

21/11/2025

Kalaamka ilaahey waa Qaboojiyaha Qalbiga Qalbiga ayuu Xasiliyaa ilaahow qalbigeena Kalaamkaaga Noo Daji Aamiin yaa rabi

09/11/2025

Gabadhaan waxaa lagu Sixray Sharaab ama Cawitaan maanga sheeg ah Balse Maanta ayaa waxaa loogu Keenay Sheikha Jini Ceejiye Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Cusub Sheikha kala xiriir Tel 0904644865

08/11/2025

Xarunta Cusub Ee Magaalada Boosaaso ayaa Maanta la Soo Gaarsiyay wiilkaan oo lagu ileystay kubada sida U Ciyaaraayo Subxanallah

07/11/2025

Sheikh Jini Ceejiye ayaa ka Shaqo Bilaawi Doono Magaalada Boosaaso Maalinta Bari Oo sabtida Ah insha Allah kala xiriir Tel 0904644865/0904644866

17/10/2025

Fariin ku Socoto Xaasidiinta Doonaayey in Ey Damiyaan Nuurka ilaahey Balse ilaahey ka Diiday midaas waxaan lee yahay Caradiina ku dhinta Shaqadaan ma joogsan Doonto inta ey nafta igu jirto insha Allah

15/10/2025

Bari Oo Khamiis Ah Xarunta Sheikh jini Ceejiye waxaa La Saari Doonaa Bukaanada imaanaayo Xarunta Quraanka 114 Oo Dhameystiran ka faaideyso qof walbo Fursadaas insha Allah

13/10/2025

Subxanallah Gabadhaan waxaa lagu Xasday Canjeero Dubida Balse Sheikh Jini Ceejiye iyo Xaasidiinta Gabadhaan Xasday Maxaa kala Qabsaday Maanta Tel 0615501484

12/10/2025

Gabadhaan ayaa Dhaqaatiirka ka soo Sheegeyn in Kaalshiyoonka ka dhamaaday Balse Sheikha markuu Quraan saaray Maxaa is Badalay ?

Address

ISGOYSKA BAAR UBAX WADADA CARWO IIDKA
Mogadishu

Telephone

+252615501484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Sheikh Jini Ceejiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram