Aamina Hilowle

Aamina Hilowle Asc wadku mahadsantahay booqashadada pagekan waxad kaheli karta waano dhaxal gal u ah dhismaha qoyska

  soo booqo kanaalka oo lasoco barnaaminka waxbarista Caruurta kayar 5Sano
14/09/2023

soo booqo kanaalka oo lasoco barnaaminka waxbarista Caruurta kayar 5Sano

Barmijka Cusub ee   WAXAAN UGU TALAGAY HOOYINKA RABAAN INEE HORMARIYAAN NAAFTOODA, IYO CARUURTOODA, WAXBARTAAN BULSHADAN...
16/07/2023

Barmijka Cusub ee

WAXAAN UGU TALAGAY HOOYINKA RABAAN INEE HORMARIYAAN NAAFTOODA, IYO CARUURTOODA,
WAXBARTAAN BULSHADANA WAX BARAAN

Qorsheynta Hadafka Nolosha waa muhiimmuqaalkan wuxuu sigaar ah ugu muhiimsanyhy Hooyinka soomaliyeed barnaamijkaan cusub waxaa ugu talagalay inaan kudhiirage...

16/07/2023

Qorsheynta Hadafyada Noloshaada
Kadhabeynta riyooyinkaada
Iyo Hormarinta Naftaada Iyo Mustaqbalka Caruurtaada Wa muhiim


https://youtu.be/HbC3mfLbdiQ

19/06/2023

ACMAASHA LAGU DADAALO MAALMAHA 10 KA AH EE BISHA CARAFO "Sh Maxamed Macalin Abshir"

Ramadaan Mubarak Jumco Wanaagsan Alle ha inagama middhigo kuba loogu dhibidhafo bishaan barakeysan ee ramadaan
24/03/2023

Ramadaan Mubarak
Jumco Wanaagsan

Alle ha inagama middhigo kuba loogu dhibidhafo bishaan barakeysan ee ramadaan

30/11/2022

Talooyin kusaabsan Farxada lamanaaha qoyskasubscribe like Share

TALOOYIN KUSAABSAN FARXADA LAMAANAHA QOYSKA.
30/11/2022

TALOOYIN KUSAABSAN FARXADA LAMAANAHA QOYSKA.

Talooyin kusaabsan Farxada lamanaaha qoyskasubscribe like Share

Sanad wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo qoysaska Soomaaliyed waxaan idiin rajeynayaa inaad kuwaartaan farxad, barako, iy...
29/07/2022

Sanad wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo qoysaska Soomaaliyed waxaan idiin rajeynayaa inaad kuwaartaan farxad, barako, iyo nabadgalyo.

اللهم اجعل هذا العام الهجري الجديد عامًا عامرًا بمرضاة الله، عام هجري سعيد وكل عام وأنتم بألف خير.
qoyska

25/04/2022

(اللَّهُمَّ إِنَّكَ عفو تحب الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنَّا)
Ilaaheeyoow waxaad tahay Ilaah cafin badan, jecelna cafinta, ee i nacafi.”

FADLIGA 10KA DAMBE EE RAMADAAN IYO SIDEE UGU FAA'IDEYSAN KARAAN QOSASKEENA

Caawa waa kala barka shacbaan oo ah 15 shabcaan, waa habeen ahmiyad qaas ah u leh islaamka, waa habeenkii laga soo waree...
17/03/2022

Caawa waa kala barka shacbaan oo ah 15 shabcaan, waa habeen ahmiyad qaas ah u leh islaamka, waa habeenkii laga soo wareejiyay qiblada baytu maqdis ee loo soo warejiaya maka sanadkii labaad ee hijriyada.

Waa habeen alle udanbi dhaafo dhamaan dadka dhan marki laga reebo laba qof oo kala ah qof ushariig yeelay ilaah cibaadadiisa iyo qof cadaawad uhayo qof muslim ah.

وعن معاذ بن جبل رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «يَطَّلِعُ الله إِلَى خَلْقِهِ فِي لَيْلَة النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَيَغْفِرُ لِجَمِيعِ خَلْقِهِ إِلا لِمُشْرِكٍ أَوْ مُشَاحِنٍ» رواه الطبراني

Magacyada loo yaqaano habeenkaan:

ليلة البراءة.
ليلة الدعاء.
ليلة القِسمة.
ليلة الإجابة.
الليلة المباركة.
ليلة الشفاعة

Waxaa lasoo wariye axaadiith badan oo ka hadleysa fadliga iyo ahmiyada habeenkaan. Waxaa muslimiin badan ku noleyaan habeenkaan in ay dukadadaan salaad badan, dikri, quraan aqris iyo ducooyin.

وعن على بن أبي طالب كرم الله وجهه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «إِذَا كَانَتْ لَيْلَةُ النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَقُومُوا لَيْلَهَا وَصُومُوا يَوْمَهَا؛ فَإِنَّ اللهَ يَنْزِلُ فِيهَا لِغُرُوبِ الشَّمْسِ إِلَى سَمَاءِ الدُّنْيَا فَيَقُولُ: أَلَا مِنْ مُسْتَغْفِرٍ فَأَغْفِرَ لَهُ؟ أَلَا مُسْتَرْزِقٌ فَأَرْزُقَهُ؟ أَلا مُبْتَلًى فَأُعَافِيَهُ؟ أَلا كَذَا أَلا كَذَا ...؟ حَتَّى يَطْلُعَ الْفَجْرُ» رواه ابن ماجة.

Nabi muxamed صلى الله عليه وآله وسلم waxa uu yiri : marki ay tahay kala bar bisha shacbaan istaag habeenkeeda oo dukada soomana maalinteeda maxaa ilaah wuu soo dagaya marki ay qoraxdu dhacdo ( maalinta afar iyo tobanka oo habeenka uu soo galayo habeenka 15 shacbaan) samada aduunyada waxa uuna leeyahay: yaa danbi dhaaf iweydiisanaya oo aan u danbi dhaafaa? Yaa irsaaqad iweydiisanaya oo irsaaqaa? Yaa dhib heystaa oo aan cafimaad siiyaa? Yaa yaa sidaas sidaa ? ( أَلا كَذَا أَلا كَذَا) ilaa qoraxda kasoo baxdo.

Ilaah kuwa ka faa iideysta ha inaga dhigo

Aamiin

S𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 sidoo kale 𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 Soo dheh 𝐚𝐬𝐱𝐚𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚.

W/Q: Yusuf Ali Mohamed

Walaal mafaa'iideyso maalmahan kheyrka badan hadaa awoodo iska soon
15/03/2022

Walaal mafaa'iideyso maalmahan kheyrka badan hadaa awoodo iska soon

Address

Mogadishu

Telephone

+252615750309

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aamina Hilowle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aamina Hilowle:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram