Mogadishu Medical Waste Management

Mogadishu Medical Waste Management solution for medical waste

Permanently closed.
Maxay taraysaa wax barashadaadu hadiiba aad wadada ku tuuraysid qashinka aad istcimashay  kadibna uu ka aruurinayo qof a...
15/06/2024

Maxay taraysaa wax barashadaadu hadiiba aad wadada ku tuuraysid qashinka aad istcimashay kadibna uu ka aruurinayo qof aan wax soo baran

Aqooni wa akhlaaq

shaqalaah shirkada mogadishu medical waste managmemt oo haygan ugu jira shaqadooda
31/05/2024

shaqalaah shirkada mogadishu medical waste managmemt oo haygan ugu jira shaqadooda

02/09/2022
Mogadishu  medical waste management oo ah Shirkad kashaqeysa maareynta Qashinka goobaha caafimaadka iyo haraadiga kiimik...
25/08/2022

Mogadishu medical waste management oo ah Shirkad kashaqeysa maareynta Qashinka goobaha caafimaadka iyo haraadiga kiimikaadka ,dhammaan qashinka halista ah waxay ku dadaaleysaa in aysan marnaba hakad gelin shaqada ay uheyso bulshada iyadoo maalmahaan roobab xoogan kasocdaan magaalada
Shirkadu waxaan kudhiiri galinaysaa kuna amaanaysaa shaqaalaha shirkadda shaqada wacan oo ay u tababaranyihiin una fulinayaan sidi loogu talagalay
Maaraynta qashinka goobaha caafimadka
solution for medical waste

22/03/2022

Aragtida Macaamisha Shirkadu u Shaqeso
Maamulka Aadan cade Hospital ayaa ka mahad celiyay Shaqada Shirkada Mogadishu medical waste management.
Shirkada maaraynta qashinka cafimadka
kala xariir 0615825888:0615573827/0619431137
Medicalwaste2015@gmail.com

19/03/2022
18/03/2022

Shirkada maaraynta qashinka caafimadka
fadlan iska ilaali khatarta Qashink caafimadka
jumca kariim

15/03/2022
15/03/2022

Shirkada Mogadishu medical waste management waxay idinla wadaage

fariin wacyi galin ah

12/03/2022

Mogadishu medical waste management
solution for medical waste
deegan nadiif ah iyo dad dhawrsan

Address

Office In Hodan Street
Mogadishu

Telephone

+252616692966

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Medical Waste Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Medical Waste Management:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram