BIN-HAyan Poly Clinic Centre

BIN-HAyan Poly Clinic Centre Xarunta daawaynta guud eee Bin-xayaan

02/06/2023

Daawo waxtar caafimad uleh jirka bini'aadam ka
Dhamaan waxaan Daawo u haynaa xanuunada kala ah:
1: Gaaska 11: cayilka
2: Sonkorta 12: naqaska
3: Dhiigkarka 13: kalastaroolka
4: Elerjiga 14:Burooyinka
5: Baabasiirka 15: caado wareerka
6: infagshanka 16: xasaasiyada
7: Sanboorka 17: Dhalmo la'aanta
8: Kilya xanuunka 18: Dhabar xanuunka
9: Kansarka

02/06/2023

Ku dadaaaaal Caafimaaadkaaga Oo soo booqo BIN-HAyan Poly Clinic Centre .

Jardiinak, busteejada Xamar wayne dhanka qorrax soo bax.

Ama wac: 0615074994/ 0611236644/0613182325

22/03/2023

Hambalyo bisha barakaysan were dhammaan Muslimiinta meel walba ay joogaan gaar ahaan ummada Somaliyeed.

BIN-HAyan Poly Clinic Centre wuxuu idin samaynaa qiima dhimis bisha aawgeed nagu soo booqo agagaarks Isgooska Afarta Jardiino.💊💊🧪💉💊💊🧪💉

10/03/2023

20 sababood oo keeni Kara cun cunka wajiga.

1. wax la ismariyo ( herbal or creams )
2. wax la cuno ( food or drugs )

3. xaalad qofku ku jiro Sido cadho ama Wal Wal oo allergy kicisa.
4. cadceed joogto ah oo qofka wajiga kaga dhacda siiba Dadka maqaarkoodu aanu u adkaysan cadceedda ee dhiig roora.

5. xanuunka Rosacea oo wajiga dhiig rooriya.
6. fin doobka qoyan oo ay weheliso qofka oo karahsada oo is yidhaa hadaba la googo' finanka baas.

7. daawooyinka qaar sida Antibiotics, anti fungalka iyo ku wa xanuunka Lagu jabiyo.
8. xanuun nafsi ah oo qofka ka ku khasba inuu wajigiisa tuutuuniyo isagoo is leh finan ayaa ku yaala.

9.ragga gadhka xiira si joogto ah ayaa qaarkood finan ku yeeshaan meesha ay xiiraan ba.
10. Dadka madbakhtada ama moofooyinka ka shaqeeya ee kulayku ku baxo had iyo jeer.

11. xanuunka psoriasis iyo systemic lupus oo wajiga ku dhici Kara.
12. in wajiga wax kaa qaniinaan sida kaneeco ama kutaan iyo wixii la mida.

13. wakhtiga qaboobaha xasaasiyadda kacda ee loogu yeedho Eczema .
14. qalaylka Maqaarka

15.hablo baasta
16. canbaarta siiba goobalayda nooca aan u aqaan.

17.virus ka keena caana gocatada.
18. neerfayaasha wajiga dareenka keena oo wax noqda ama wax cariyaan si joogto ah.

19. qofka oo dhididku ku dhago ( dhididi waayay) xanuunkaas oo Dadka qaar ku dhashaan.
20. viruska caruurta afka kaga dhaca ee u keena af dhalawga kadibna faraha uga Sii gudba mar haday afka iyo gacanta iskula jiraan uun ( herbetic whitlow) or HFMD ka magaciisa Lagu gaabiyo.

Xarunta daawaynta guud eee Bin-xayaan

Caafimaadka waa shey muhiim ahKu dadaal inaaa marwalba la socotid Caafimaad kaaga.
10/03/2023

Caafimaadka waa shey muhiim ah
Ku dadaal inaaa marwalba la socotid Caafimaad kaaga.

12/02/2023

Neecaawda udgoon eee subaxa h**e waliba Salaadda subax dhacee waa daawo qaar ka mid ah unugyada jirka.

Xarunta daawaynta guud eee Bin-xayaan

Howsha dhaqida ama Sifaynta Kelyaha (Dialysis)  kolka qofka lagu samaynayo waxaa la galiyaa laba Tuubo oo mataano ah oo ...
13/01/2023

Howsha dhaqida ama Sifaynta Kelyaha (Dialysis) kolka qofka lagu samaynayo waxaa la galiyaa laba Tuubo oo mataano ah oo mid isku ah ah oo mid waliba howl gaar ah qabanayso, ayadoo la galinayo Xididka Arooraha ah (vein) ee qoorta, laabta ama bowdada midkood iyada oo la isticmaalayo suuxdinta gaarka ah (local anesthesia) inta lagu gudo jiro sifeynta Kilyaha.

Dhiiga ayaa waxa uu ka soo baxayaa jirka isaga oo soo raacaya Tuubada cas, wuxuu dhex maraa aaladda sifeynta, waxa uuna ku soo noqdaa tuubada Buluugga, xaaladaas ayuu qofka ku sugnaanayaan ilaa 4 saacadood isaga oo saaran sariir dusheeda oo waliba bilaa dhaqdhaqaaq ah.

Qofka ayaa loo sameeyaa howsha Sifeynta Kelyaha Todobaadkii Sadex jeer, taasoo noqonaysa Bishiiba 12 Mar, hadii Saacad ahaana loo xisaabiyo waxay noqonaysaa wadarta guud 48 saacadood Bil kasta.

Waxaa intaas ka sii daran waxaa baxaya kharash badan oo Boqolaal Doolar ah Bishii taasoo aysan ka bixi Karin dadka dhaqaalahoodu hooseeya. !

Adiga, aniga iyo guud ahaan dadka caafimaadka qaba ee aan qabin cudurka kidney failure (Kilyaha oo howlgab noqda) ma Qiyaasi kartaa inta jeer ee Kelyahaada ay isa sifeeyaan?

Qiyaasii Lixdan jeer ayay maalintii Kelyahaada si Automatic ah isu meyraan, sida dhaqaaqiirta ay sheegaan. Howshaas ayaa waxay dhacdaa innaga oo aanan dareemin wax dhibaato ah ama xanuun ah oo waliba cidna meel na seexin, Tubooyina nagu xirin, mana jirto kharash nooga baxa howshaas wayn oo la’aanteed qofka uusan noolaan Karin. !!

Waxaan haysanaa Nicmooyin badan oo aan la tirin Karin, lana koobi karin . الحمدلله

وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ رَّحِيمٌ (18) سورة النحل

12/01/2023

Cudurka Af urka maxaa keeno?

Astaamaha iyo dawada halkaan kala socoto.

BIN-HAyan Poly Clinic Centre Soo booqo Tabeelaha si aad dawo iyo talo u hesho.

Pharmacist   Oo Xaruntiisa ku sugan.Tabellaha noogu kaalay, adeeg hufan iyo qiimo ku raali galiyo.
06/01/2023

Pharmacist
Oo Xaruntiisa ku sugan.

Tabellaha noogu kaalay, adeeg hufan iyo qiimo ku raali galiyo.

Address

Hodan
Mogadishu
274199

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIN-HAyan Poly Clinic Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to BIN-HAyan Poly Clinic Centre:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram