Biday Specialist Hospital

Biday  Specialist Hospital Biday Specialist Hospital strives to meet the health needs of all people who live in our service are To ensure that BSH remains a viable and vital organization.

Biday Specialist Hospital strives to meet the health needs of all people who live in our service area with quality, compassionate care. While our commitment to provide high quality health care remains unchanged,
continuing national and state reform efforts will challenge us to develop
new ways of delivering cost-effective care to our patients in the future. Biday specialist Hospital the management & The Board of
Directors, along with our administrative team, recently completed a careful
and thorough strategic planning process that will serve as a strong guide in the
hospital’s future development. The goals we have set will mean our patients can continue to expect the best of care in a modern facility that focuses on quality, personalized care.

24/10/2020

Isbitaalka Takhasusiga Biday waxaa ku soo biiray Dr Abdirahman Hamoud Ashiish oo ah Takhtar Siiriyaan ah kuna Takhasusay cuduradda Haweenka iyo dhalmada

15/10/2020
13/08/2018

Horumarka Isbitaalka Takhasusiga Biday iyo Hawlaha uu hayo Bulshoweynta Soomaaliyeed

22/01/2017
OGEYSIIS   OGEYSIIS OGEYSIISDhamaan Macaamiisha ku xiran   waxaa loogu bishaareynayaa in lagu soo kordhiyey hawlihii uu ...
17/01/2017

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Dhamaan Macaamiisha ku xiran waxaa loogu bishaareynayaa in lagu soo kordhiyey hawlihii uu Isbitaalka horey u qaban jirey shaqooyinka kala ah:-

1.Daaweynta cuduradda cunnaha,Sanka iyo Dhegaha ( ) oo shaqeynaya 24/7
2.Daaweynta Cuduradda Indhaha iyo Qaliinka Indhaha oo shaqeynaya 24/7
3.Qalabka Baarista Cuduradda Wadnaha , oo shaqeynaya 24/7
4.Daaweynta ciridka iyo ilkaha ( ) oo shaqeynaya 24/7
Sidaas awgeed dhamaan macaamiisha sharafta leh waxaan ku baraarujinayaa in ay sidaas ula socdaan hawlaha cusub ee lagu soo kordhiyey horumarka Isbitaalka.

30/08/2016
30/08/2016

Isbitaalka takhasusiga ah Biday oo looga bartay adeeg caafimaad oo tayo leh,soo dhoweyn iyo ixtiraam.
Wuxuu dadweynaha soomaaliyeed ku wargalinayaa in uu ka soo guuray xaruntii KPP ee agagaarka masjidka sheikh cali Sufi .
Waxaana isbitaalka uu xarun cusub ka furtay isgoyska banaadir ka soo horjeedka isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
sidoo kale isbitaalka takhasisiga ah biday waxa uu ogaysiinayaa in Doctor Maxamed Maxamud Xasan (Dr biday) oo ku maqnaa safaro shaqo dhanka dibadda ah uu dib ugu soo laabtay dalka islamarkaana uu si joogta ah uga howlgalo xarunta wayn ee garasbaaleey iyo xarunta cusub ee Banaadir.
Isbitaalka takhasusiga ah biday waxaa ka howlgala dhaqaatiir kala duwan waxa uuna shaqeeyaa isbitaalka 24 saac.
Xarunta wayn ee Isbitaalka takhasusiga ah ee biday waxa ay ku taalaa garasbaaleey wadada macaani inta u dhexeesa jamacada benadir iyo isbitaalka macaani.
Xarunta labaadna waxa ay Ku taalaa isgoyska banaadir ka soo horjeedka isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee banaadir.
Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir telefanada kala ah:-0615561234---0615901525---0616587773---landline 853838

Address

Km-13 Macani Road Garasbaaleey
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biday Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Biday Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram