Baano

Baano Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baano, Medical and health, Afgoye Road, KM5, Wadajir District Mogadishu, Mogadishu.

Baano is a comprehensive mobile healthcare app offering helpline support, agent-assisted bookings, medicine delivery, diagnostic test ordering with home sample collection, health tips, and appointment reminders.

Hadal Jeedinta COO: Baano waa kacdoon caafimaad oo ku dhisan aragti ah in la helo bulsho Soomaaliyeed oo caafimaad qabta...
23/04/2026

Hadal Jeedinta COO: Baano waa kacdoon caafimaad oo ku dhisan aragti ah in la helo bulsho Soomaaliyeed oo caafimaad qabta iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga ah.
Ujeedadeennu ma aha inaan beddelno nidaamka caafimaadka,
balse waa inaan xaqiijino in daryeelka caafimaadku uusan ku xirnaan halka uu qofku ku nool yahay.

Sawiro Qaybta 1aad:  Daah-furka cilmi-baaris cusub oo ku saabsan caafimaadka dhijitaalka ah ee Soomaaliya.Cilmi-baarista...
23/04/2026

Sawiro Qaybta 1aad: Daah-furka cilmi-baaris cusub oo ku saabsan caafimaadka dhijitaalka ah ee Soomaaliya.
Cilmi-baaristan wuxuu diiradda saareyaa: Hirgelinta adeegyada telemedicine-ka.

Daahfurka cilmi-baaristii ugu horreysay ee Soomaaliya laga sameeyo Digital Healthcare, taas oo case study-keedu yahay 𝗕𝗮...
21/04/2026

Daahfurka cilmi-baaristii ugu horreysay ee Soomaaliya laga sameeyo Digital Healthcare, taas oo case study-keedu yahay 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵𝗰𝗮𝗿𝗲 𝗧𝗲𝗰𝗵𝗻𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆.

Cilmi-baaristan waxay iftiiminaysaa hirgelinta adeegyada telemedicine iyo caafimaadka online-ka ah ee Baano, kuwaas oo muddo labo sano ah door weyn ka qaatay fududeynta helitaanka daryeel caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed.

Cilmi baaristaan waxaa sameeyay machadka caafimaadka Mogadishu Institute of Health

Tani waa tallaabo cusub oo muujinaysa horumarka iyo mustaqbalka caafimaadka dijitaalka ah ee Soomaaliya.

19/04/2026

Weli ma dheelmataa si aad u hesho lambarada ugu horeeya?
Xal kaaga waa BAANO Lasoo deg App-ka Baano https://onelink.to/baano

Adoo gurigaaga jooga, si fudud ula hadal Dr. Zahra Mohamed Abdi oo ka mid ah dhakhaatiirta cudurrada guud, una sheeg wax...
17/04/2026

Adoo gurigaaga jooga, si fudud ula hadal Dr. Zahra
Mohamed Abdi oo ka mid ah dhakhaatiirta cudurrada guud, una sheeg waxa aad dareemeyso. 📱

La-talin caafimaad oo degdeg ah, sahlan, laguna kalsoonaan karo waxaad ka helaysaa App-ka Baano.

Lasoo deg App-ka Baano https://onelink.to/baano

Healthy choices start with what you eat.Get expert nutrition & lifestyle tips through the Baano app anytime, anywhere.Do...
15/04/2026

Healthy choices start with what you eat.
Get expert nutrition & lifestyle tips through the Baano app
anytime, anywhere.

Download BaanoApp https://onelink.to/baano

Raadi erayadaan oo ku guuleyso latalin muuqaal ah
14/04/2026

Raadi erayadaan oo ku guuleyso latalin muuqaal ah

Ha ku lumin waqtigaaga safaf dhaadheerBallantaada dhakhtarka si fudud uga jaro app-ka Baano, meel kasta oo aad joogto.La...
14/04/2026

Ha ku lumin waqtigaaga safaf dhaadheer
Ballantaada dhakhtarka si fudud uga jaro app-ka Baano, meel kasta oo aad joogto.

La soo deg App-ka Baano https://onelink.to/baano

Ma u baahan tahay la-talin ku saabsan neef-mareenka? 🫁Hadda waxaad si fudud ula tashan kartaa 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 (...
13/04/2026

Ma u baahan tahay la-talin ku saabsan neef-mareenka? 🫁
Hadda waxaad si fudud ula tashan kartaa 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 (𝐗𝐢𝐢𝐫𝐚𝐧𝐞) oo ku xeel dheer 𝗣𝘂𝗹𝗺𝗼𝗻𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

La soo deg App-ka Baano https://onelink.to/baano

Address

Afgoye Road, KM5, Wadajir District Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252610675050

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Baano:

Share