Barbaarin

Barbaarin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barbaarin, Health & Wellness Website, Maka El Mukarama, Mogadishu.

Barbaarin Waa Madal Aqoon korarsi Caafimaad, Oo Looga Gol Leeyahay Wacyi Galin & aqoon Guud, Wax Walbo Oo La Xiriira Daryeelka & Kor U Qaadida Caafimaadka Hooyada & Dhalaanka.

03/06/2020

Barbaarin.com waa mareeg aad ka dheehan kartaan macluumad walba oo la xiriiro, barbaarinta iyo Koriinshaha Ubadka, Darye...
31/05/2020

Barbaarin.com waa mareeg aad ka dheehan kartaan macluumad walba oo la xiriiro, barbaarinta iyo Koriinshaha Ubadka, Daryeelka Hooyada, kobcinta garaadka ubadka, caafimaadka qoyska iyo caafimaadka maskaxda.

Mareegta Barbaarin waxey idiin soo gudbin doonta macluumad walba oo la xiriirto Barbaarinta Ubadka Iyo Daryeelka Hooyada...
29/05/2020

Mareegta Barbaarin waxey idiin soo gudbin doonta macluumad walba oo la xiriirto Barbaarinta Ubadka Iyo Daryeelka Hooyada.

Macluumadka aan idiin soo gudbin doonno waxey isugu jiraan Caafimaadka Iyo Barbaarinta Caruurta, Daryeelka Iyo Caafimadka Hooyada Iyo Marxaladaha Kala duwan oo Hooyoyinka Maraan.
Waxaa sidoo kale aad ka dheehan kartaan mareegta macluumadka la xiriiro Caafimadka Qoyska iyo Caafimadka Maskaxda.

Mareegtaan waxaa ka faaideysan kara oo loogu tala galay in eey macluumad caafimaad ka helaan, Waalidinta Iyo Qoysaska Cusub.
Fadlan nagu taageer juhdigeena, Sidoo kalena asxaabtada u baahi mareegta Barbaarin, si eey uga Faaidestan

Mahadsanidiin.

Address

Maka El Mukarama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252612520526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barbaarin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Barbaarin:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram