28/01/2026
Prof. Dhakhtar Shaafii Aadan Dirir ayaa ka mid noqday ๐ญ๐ฌ๐ฌ-๐ธ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ณ ee ugu saameynta badan bulshada Soomaaliyeed, iyadoo la garowsaday waxqabadkiisa caafimaad iyo kaalinta joogtada ah ee uu ku caawinayo dadka danyarta ah.
Sanadkii h**e, Somalimagazine waxay u aqoonsatay Shaqsiga Sanadka ee ugu saameynta badan bulshada, isagoo ku muteystay aqoonsigan dadaalkiisa muuqda ee bulshada.
https://somalimagazine.so/person-of-the-year-2023-dr.../
# ฬlia