Daryeel Polyclinic

Daryeel Polyclinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daryeel Polyclinic, Dermatologist, abdikadirmustaf325@gmail. com, Mogadishu.

Ku soo dhawow page-ka Daryeel Polyclinic, si aad u heshid fariimo caafimaad oo joogta ah LIKE & FOLLOW dheh page-ka.

💥Daryeel Polyclinic 💥

Kala soco warbixiino la xiriira cudurrada ku dhaca Maqaarka, Timaha, iyo ciddiyaha iyo cudurrada guud.

06/02/2026

Ma la tacaalaysaa ama la dhiban tahay finanka wajiga oo xal ma u weyday. Haddaba nagu soo booqo xaruunteena degmada Kaxda ee

02/02/2026

Saameyn makugu yeeshay guduud ama hur ee wajiga oo mala dhiban tahay. Haddaba nagu soo booqo xaruunteena degmada Kaxda ee Dayax Polyclinic.

02/02/2026

Celebrating my 8th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

12/01/2026

🎯 Ma Ogtahay Tinea Incognito?

-Tinea incognito waa caabuq fangas ah oo ku dhaca maqaarka, balse muuqaalkiisa isbeddela sababo la xiriira isticmaalka khaldan ee dawooyinka steroidska. Tani waxay keentaa in calaamadaha fangaska la qariyo ama ay si kale isu muujinayaan, taasoo ka dhigaysa ogaanshaha iyo daaweynta mid adag.

🔍 Calaamadaha waxaa ka mid noqon kara:_
- Cuncun joogto ah
- Finan casaan ah oo fidsan
- Maqaarka oo jajaba ama foorara

⚠️ Haddii aad isticmaashay steroids oo maqaarkaagu weli xanuunsanayo, fadlan la tasho dhakhtar ka hor inta aadan sii wadin isticmaalka!

10/12/2025
Faaidooyinka Daawaynta PRPMustafCare Polyclinic  @
03/12/2025

Faaidooyinka Daawaynta PRP

MustafCare Polyclinic


@

27/11/2025

Waa mid kamid ah bukaanadeeda oo iigu imaaday clinic-ga. Wuxuuna ka cabanaayay honqor muda badan ugu tiilay gacanta. Alle mahadii waxaan laysar uga jaray honqortii isagoo frxsana baxay.

Fadlan hddii ay kugu taalo honqor horey u gaar dhaqtarka shaqada ku leh.

MustafCare Polyclinic
fans
Abdikadir Mustaf Abdullahi

25/11/2025

Sunscreen can help protect your skin against skin cancer, sunburn, and premature aging. However, it needs to be applied correctly to be effective. To get the protection you need, follow these tips from board-certified dermatologists.

*Sidee ayuu dhakhtarka maqaarku kaaga caawin karaa daryeelka maqaarkaaga inta aad uurka leedahay?*Dhakhtarkaaga maqaarka...
25/11/2025

*Sidee ayuu dhakhtarka maqaarku kaaga caawin karaa daryeelka maqaarkaaga inta aad uurka leedahay?*

Dhakhtarkaaga maqaarka wuxuu si fiican u yaqaanaa sida uu maqaarkaaga u ilaalin karo quruxdiisa iyo caafimaadkiisa inta aad uur leedahay — xitaa haddii uu maqaarkaagu is beddelay muddada uurka.

“Dhakhaatiirta maqaarku, si gaar ah ayay ugu tababaran yihiin in ay aqoonsadaan oo ay maareeyaan xaaladaha maqaarka ee la xiriira uurka, inay kugula taliyaan daawayn ammaan ah oo wax ku ool ah, isla markaana kaa caawiyaan in aad ka fogaato waxyaabaha laga yaabo inay waxyeello u geystaan inta aad uurka leedahay,” ayay tiri Dr. Marmon.

Abdikadir M. Abdullahi

MustafCare Polyclinic

Abdikadirm490.blogspot.com

Ku soo celi kalsoonidaada!PRP waxay kuu soo nooleysaa timahaaga si dabiici ah oo ammaan ah.Xarunteena: Degmada Kaxda Tel...
25/11/2025

Ku soo celi kalsoonidaada!
PRP waxay kuu soo nooleysaa timahaaga si dabiici ah oo ammaan ah.
Xarunteena: Degmada Kaxda
Telefonada: 61 9047408

Kusoo dhawaada xaruunta daaweynta cudurrada guud, Maqaarka, Timaha iyo Ciddiyaha.
22/11/2025

Kusoo dhawaada xaruunta daaweynta cudurrada guud, Maqaarka, Timaha iyo Ciddiyaha.

Address

Abdikadirmustaf325@gmail. Com
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619047408

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daryeel Polyclinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category