15/02/2026
Ku quruxso okiyaalaha casriga ah ee aad ka heleyso Ma'ruf Eye Hospital! πβ¨
Marna waa xarago, marna waa arag-xoojiye aad ku kalsoonaan karto.
Kaalay oo dooro midka ku habboon wajigaaga maanta.
π Kala xiriir: +252 61 92021222
π Website: marufeyehos.com
π Goobta: Daallo - Jidka Soddonka, Muqdisho