Dr Cumar Tiirow

Dr Cumar Tiirow Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Cumar Tiirow, Doctor, cumar isxaaq tiirow, Mogadishu.

Maanta 5ta May waa maalinta umulisada aduunka,Xirfada umulisadu waa mid ka mid ah kuwa ugu da'da weyn jiritaanka.,Waa ka...
05/05/2023

Maanta 5ta May waa maalinta umulisada aduunka,
Xirfada umulisadu waa mid ka mid ah kuwa ugu da'da weyn jiritaanka.,Waa kalkaaliyaal caafimaad oo ku takhasusay cilmiga dhalmada iyo haweenka.
Shaqada umulisadu ugu weyni waa inay lasocoto haweenka uurka leh laga bilaabo xilliga uurka, dhalmada iyo umusha ka dib ilaa pueperium. (illaa maalinta 28 ee nolosha ilmaha).
Uurku waa xilli ay isbeddelo badan iyo shaki ku dhacaan dumarka, umulisooyinkuna ay xalliyaan shakigooda dhinac walba, sidaa awgeed waxaa xusid mudan maalintani caalamiga ah ee umulisada aduunka👩‍⚕️...

Wakhtiga ha'idin wacnaado Ummatu muxamed🖐️.
13/02/2022

Wakhtiga ha'idin wacnaado Ummatu muxamed🖐️.

12/02/2022

Waxaa farxad noo eheed maanta ay taarikhdu kubeegneed 12 Feb 2022 inaan magalada nairobi kusoo dhaweeyno Sheekh maxamed sheekh aadam billow as Maayso family♥️...
The reception is organized by the chairman of the association 👍...

Fariin kusocota Ardayda jamacada ummada somaliyed( JUS): Ardayda jamacada ummada somaliyewd ( JUS) waxa ay ubaahinyihiin...
06/10/2021

Fariin kusocota Ardayda jamacada ummada somaliyed( JUS):

Ardayda jamacada ummada somaliyewd ( JUS) waxa ay ubaahinyihiin Qof fahmi kara soona saari kara ardey isku xiran oo siguud ula jaanqadaya isku xirka jamacadaha dalka iyo dibadaba taana waxaa suurta galinaya allah kasoko qofka tijaaboyin badan soomarey dhanka mamulka iyo ardeyduba kala soo shaqeyey ,waan hubaa Dr xusen maxamed ibrahim Xuseen Madkeer uu yahay qofka maanta mudan kana soo bixi kara howshaas✋.
Codkaaga ayaad wax kubedeli kartaa hadaad tahay ardey dhigta jamacada ummada soomaliyed (JUS)👏👏.

22/10/2020
Magaalada Baydhabo Janaay waxaa  Siweyn looga xusey Maalinta caalamiga ah ee Dhimirka,Munaasabadda oo lagu maamuusaayey ...
10/10/2019

Magaalada Baydhabo Janaay waxaa Siweyn looga xusey Maalinta caalamiga ah ee Dhimirka,
Munaasabadda oo lagu maamuusaayey maalinta dhimirka aduunka oo ka dhacey Hoolka weyn ee ee Magaaladda Baydhabo,

Waxaa si wadajir ah munaasabad usoo qaban qaabiyeen Xusuka maalinta Caalamiga ah Ee dhimirka, , Caalamiga ah ee Bay( ) iyo Hayadda Caalamiga ah ee somali mental health organization( ).

Waxaa sidoo kale munaasabadan kasoo qeebgaley Masuulin kale oo ka socdey Xarumaha caafimaadka Degmada Baydhabo Ardeyda Jaamacadaha magaalada iyo ururada bulshada Qeybahooda kala duwan.
.

 Dr Usama WaranteDeputy Medical director at Kalkaal Specility Hospital.The goal of the hospital is everything that the  ...
25/04/2019


Dr Usama Warante
Deputy Medical director at Kalkaal Specility Hospital.
The goal of the hospital is everything that the health needs of the community to take action 100% of the actual activity if allah say.
We will be on save hands.

Hey’ada Khayriga ah ee   waxay si lacag la’aan ah u fulinaysaa Qaliinka Iskufuranka Haweenka (Obstetric Fistula )Waxaa l...
02/12/2018

Hey’ada Khayriga ah ee waxay si lacag la’aan ah u fulinaysaa Qaliinka Iskufuranka Haweenka (Obstetric Fistula )
Waxaa lagu Fulin doonaa xarunta dhexe .


ee iyo

   gaar ahaan qeybta   waxaa ilaah mahadiisa ah inay ku guuleesteen qaliin mudo saacado socday oo guul ku soo dhamaaday,...
22/09/2018

gaar ahaan qeybta waxaa ilaah mahadiisa ah inay ku guuleesteen qaliin mudo saacado socday oo guul ku soo dhamaaday, kaas oo bukaan soomaliyeed oo mudo la dhibanaa dhagax yada ku sameesma . Mahad haka gaarto iyo oo ahaa dhaqaatiir tii fulisay qaliin kaan. Allah ha caafiyo bukaan ka.

15/08/2018


Please don't take Fanta, coke or sprite after taking vitamin C. it will be instant death. Beware, this is not a social media news but a national network news.
.

Address

Cumar Isxaaq Tiirow
Mogadishu
10

Telephone

+254712227206

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Cumar Tiirow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category