Dr oxygen

Dr oxygen ku soo dhowada page keyga cusub

Health care
01/05/2019

Health care

Waxaan u hambalyeeynayaa gudoomiye ku xigeenada degmada MARKA ee gobolka shabeelaha hoose.Sidaan horey u balanqaadnay sh...
15/04/2019

Waxaan u hambalyeeynayaa gudoomiye ku xigeenada degmada MARKA ee gobolka shabeelaha hoose.

Sidaan horey u balanqaadnay shabeelaha hoose waxaan gaarsiin doonaa maamulo Tayo leh kuwaas oo kasban kara kalsoonida shacabka.

Dhamaan mudanayaasha lamagacaabay waxaan u rajeynayaa guul iyo hormar.

Sidoo kale waxaan wasiirka arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta KGS Mudane Mohamed Abukar ugu mahadcelinayaa tixgelinta soo jeedinteyda mudanayaasha la magacaabay

iyo Najah

  Galweyn Dadaalkat umada uhysaan sii laba jibaara    Keep gowingMuddane (Salim Xassan Buraalle)
13/04/2019

Galweyn
Dadaalkat umada uhysaan sii laba jibaara
Keep gowing

Muddane (Salim Xassan Buraalle)

Heerkan mey kaa maree hhhhh Shere💙/comment😗/like👍
13/04/2019

Heerkan mey kaa maree hhhhh

Shere💙/comment😗/like👍

Ku so dhowaada xisbiga MIDOWGA NABAD IYO HORMAR
11/04/2019

Ku so dhowaada xisbiga MIDOWGA NABAD IYO HORMAR

Address

Oxygen3504@gmail. Com
Mogadishu
52456

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr oxygen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category