𝑵𝒆𝒘 𝑹𝒐𝒔𝒆 𝑯𝒆𝒓𝒃𝒂𝒍 𝑯𝒂𝒊𝒓 𝑮𝒓𝒐𝒘𝒕𝒉 𝑶𝒊𝒍𝒔 𝑪𝒐𝒎𝒑𝒂𝒏𝒚

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • 𝑵𝒆𝒘 𝑹𝒐𝒔𝒆 𝑯𝒆𝒓𝒃𝒂𝒍 𝑯𝒂𝒊𝒓 𝑮𝒓𝒐𝒘𝒕𝒉 𝑶𝒊𝒍𝒔 𝑪𝒐𝒎𝒑𝒂𝒏𝒚

𝑵𝒆𝒘 𝑹𝒐𝒔𝒆 𝑯𝒆𝒓𝒃𝒂𝒍 𝑯𝒂𝒊𝒓 𝑮𝒓𝒐𝒘𝒕𝒉 𝑶𝒊𝒍𝒔 𝑪𝒐𝒎𝒑𝒂𝒏𝒚 Shirkada NEW ROSE HERBAL HAIR OILS COMPANY waxay idiin haysaa salida Timaha dhereysa ( HAIR GROWTH OIL) iyo Saliida Madax xanuunka.(HEADACHE OIL). I am Muslim

oo tijaabooyinkooda 100%
Waana Dabiici 100% Damaanad buuxdo leh. Contact Us:
Tel: +254 72 3619888

24/11/2025

Bushaaro Bushaaro
Waa Shower Cup Hair Mask kii aad mudo haysan karto

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.WARBIXIN SHARAF LEH IYO AQOONSIGA SHAQO EE SHIRKADDA NEW ROSE HERBALSDate: 24. Nov.2025W...
24/11/2025

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

WARBIXIN SHARAF LEH IYO AQOONSIGA SHAQO EE SHIRKADDA NEW ROSE HERBALS
Date: 24. Nov.2025

Waxaa farxad weyn noo ah annagoo ah Shirkadda New Rose Herbal Hair Growth Oils Company, in aan si rasmi ah u aqoonsanno dadaalka, daacadnimada, iyo hawlkarnimada Mrs. SAWDA ABDIWALI YOUSUF, oo ah Xubin buuxda oo ka tirsan Shirkadda New Rose Herbals 🌹 ee Hargeisa, Somaliland

Markii aanu qiimeynay dadaalkeeda iyo sida ay shirkadda ugu metesho si hufan, waxaan si sharaf leh u gudoonsiinay Kaarka Aqoonsiga ee Xubinimada, oo rasmi ah.

Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in Mrs. SAWDA ay gaartay heerka iibka ee ugu sareeyay "✅ Golden 7 Star Customer Service", taasoo muujinaysa waxqabadkeeda weyn ee dhinaca Xubinimo iyo kasbashada macaamiisheeda.

Hambalyo Mrs. SAWDA!
Shaqadaada wanaagsan, kartidaada iyo himiladaada ayaa ka dhigtay magacaaga mid ay ku faanto shirkaddu. Waxaan kuu rajeyneynaa horumar joogto ah iyo guulo waaweyn oo aad gaarto mustaqbalka dhow.

Mahadsanid!

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.WARBIXIN SHARAF LEH IYO AQOONSIGA SHAQO EE SHIRKADDA NEW ROSE HERBALSDate: 24. Nov.2025W...
24/11/2025

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

WARBIXIN SHARAF LEH IYO AQOONSIGA SHAQO EE SHIRKADDA NEW ROSE HERBALS
Date: 24. Nov.2025

Waxaa farxad weyn noo ah annagoo ah Shirkadda New Rose Herbal Hair Growth Oils Company, in aan si rasmi ah u aqoonsanno dadaalka, daacadnimada, iyo hawlkarnimada Mr. Hussein Shariff Mohamed Ibrahim, oo ah wakiilka guud ka Shirkadda New Rose ee Puntland, Somalia.

Markii aanu qiimeynay dadaalkiisa iyo sida uu shirkadda ugu metelo si hufan, waxaan si sharaf leh u gudoonsiinay Kaarka Aqoonsiga ee wakiilnimo, oo rasmi ah.

Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in Mr. Hussein uu gaaray heerka iibka ee ugu sareeyay "✅ Golden 7 Star Customer Service", taasoo muujinaysa waxqabadkiisa weyn ee dhinaca wakiilnimo iyo kasbashada macaamiisha.

Hambalyo Mr. Hussein!
Shaqadaada wanaagsan, kartidaada iyo himiladaada ayaa ka dhigtay magacaaga mid ay ku faanto shirkaddu. Waxaan kuu rajeyneynaa horumar joogto ah iyo guulo waaweyn oo aad gaarto mustaqbalka dhow.

Mahadsanid!

OGEYSIIS MUHIIM AHDhammaan walaalaha ku nool wadanka South Africa waxaa la ogeysiinayaa in la bilaabay liiskii dadka u b...
22/11/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan walaalaha ku nool wadanka South Africa waxaa la ogeysiinayaa in la bilaabay liiskii dadka u baahan daaawada New Rose Herbal Hair Growth Oils and Skin Care Company.
Liiska weli wuu socda, Insha Allaah. dhammaadka bisha November 2025. ayaa la soo gabagabeyn doonaa, idimka Eebbe.

Fiiro Gaar ah.
Walaalaha horey u qaatay ee laga rabay in laba jeer isticmaalaan Liiskan way ku biiri karaan.

Waad mahadsan tihiin.

21/11/2025

GOOD JOB

MAHAD CELIN IYO BOGAADINAnigoo ah Mohamed Haji, kuna nool magaalada Mogadishu, waxaan halkaan uga dirayaa mahad celin iy...
21/11/2025

MAHAD CELIN IYO BOGAADIN

Anigoo ah Mohamed Haji, kuna nool magaalada Mogadishu, waxaan halkaan uga dirayaa mahad celin iyo bogaadin qiimo leh Shirkadda New Rose Herbal, oo uu madax ka yahay Ustaad Liiban Shariif.

Waxee iga caawiyeen in aan helo saliidda, shaanbada iyo maskiga timaha, kuwaas oo aan isticmaaliddooda bilaabay 2/11/2025, halka maanta oo aan fariintan qorayo ay tahay 21/11/2025.

Waxaan halkan Alle hortiis ka caddeynayaa in timateydu gabi ahaanba joojisay daadashada, agoolkii iyo madax-xanuunkiina ay iga tageen, sidoo kale waxaan helay hurdo fiican iyo koboc cusub oo timaha ah. Sida aad ka arki kartaan sawirka la socda qoraalkan, waa isbeddel muuqda oo aan jeclaystay inaan la wadaago bulshada.

Qoraalkan waxa igu kallifay in aan dhamaan shaqaalaha iyo maamulka shirkadda, meel kasta oo ay joogaanba, ku iraahdo:

18/11/2025
OGEYSIIS MUHIIM AHDhammaan macaamiisheena iyo dadka danaynaya, waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in New Rose Herbal Growth ...
18/11/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH
Dhammaan macaamiisheena iyo dadka danaynaya, waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in New Rose Herbal Growth & Oil Company ay fursad shaqo u furan tahay suuqa-gayn (marketing) — iyadoo la raadinayo Marketing Staff oo ka howlgala suuqgeynta online iyo offline.
Xarunta: (Mogadishu, Somalia)

Shaqooyinka:
• Suuqa-geyn (Marketing)
• Suuq-geynta internet-ka (online) iyo suuq-geynta goobaha (offline)

Shuruudaha qofka shaqaalaha noqon kara:
1. Waa in aad ilaalisaa sumcadda shirkadda New Rose.
2. Waa in alaabta lagu iibiyo qiimo ay shirkaddu oggol tahay — ma kordhin kartid qiimaha alaabta macaamiisha.
3. Waa in aad macmiilka u sharaxdaa sida loo isticmaalo alaabta (isticmaalka alaabta).
4. Waa in aad leedahay soo dhaweyn wanaagsan iyo xirfad la macaamilka.

Waxaanu soo dhaweyneynaa dhammaan dadka xiiseynaya inay ka mid noqdaan kooxda New Rose Herbals.

Haddii aad diyaar tahay oo buuxin karto shuruudahan, fadlan nala soo xiriir si aan u bilaawno wadahadal:

• [Nagala soo xidhiidh Call ama WhatsApp Numbers]
• Tel: +252616443322 I +252615183078.

Address

Manufactured By: New Rose Hebal Co. Ltd Under Licence Form Coconut Best Company Ltd Street Lunga Lunga, P. O. Box 8687-00610 Nairobi
Mogadishu
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝑵𝒆𝒘 𝑹𝒐𝒔𝒆 𝑯𝒆𝒓𝒃𝒂𝒍 𝑯𝒂𝒊𝒓 𝑮𝒓𝒐𝒘𝒕𝒉 𝑶𝒊𝒍𝒔 𝑪𝒐𝒎𝒑𝒂𝒏𝒚 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to 𝑵𝒆𝒘 𝑹𝒐𝒔𝒆 𝑯𝒆𝒓𝒃𝒂𝒍 𝑯𝒂𝒊𝒓 𝑮𝒓𝒐𝒘𝒕𝒉 𝑶𝒊𝒍𝒔 𝑪𝒐𝒎𝒑𝒂𝒏𝒚:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram